“FIFA Iyo UEFA Waxaan Agtooda Ka Nahay Boombalo” –
Toni Kroos ayaa ku caan ah inuusan la ganbanin aragtidiisa, wuxuuna si adag uga hadlaa fayow qabka ciyaartoyda iyo hab dhaqanka maamulada…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Toni Kroos ayaa ku caan ah inuusan la ganbanin aragtidiisa, wuxuuna si adag uga hadlaa fayow qabka ciyaartoyda iyo hab dhaqanka maamulada…
Barcelona ayaa weli wada dagaalka baraha bulshada ee ay kula jirto Juventus inkastoo afar isbuuc kale ay inaga xigto in labada kooxood…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa maxkamadda ka dacwaynaysa xiddiga reer Brazil ee Neymar oo ay ka doonayso inuu dib ugu soo celiyo…
Weeraryahnaka kooxda kubadda cagta Watford ee Troy Deeney ayaa saadaaliyey afarta kooxood ee kaalmaha ugu sarreeya horyaalka Premier League ku dhamaysan doona…
Manchester United ayaa la sheegay inay isku dayayso inay dib ula soo saxeexato xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo la sheegayo…
Imaatinkii Luis Suarez ee Atletico Madrid, waxa uu abuuray in Diego Simeone ay hesho saddexlay khatar ah oo ay u fududdahay inay…
Agaasimaha ciyaaraha Paris Saint-Germain ee Leonardo ayaa qirtay in kooxdiisu ay samaysay qalad weyn markii ay ogolaadeen in Thiago Silva uu si…
Tababaraha Liverpool, Jurgen Klopp ayaa lagula taliyey inuu muddo laba toddobaad ah kursiga kaydka u diro laacibka reer Brazil ee Roberto Firmino,…
Haddii aad sheegtay inuu xiddigaan yahay Mesut Ozil waad ku saxan tahay. Xiddiga asalkiisa Turkiga yahay balse u dhashay dalka Jarmalka Mesut…
Ciyaartoydii ugu qaalisanaa kubadda cagta ee ay da’doodu ka hoosaysay 18 jirka xilligii la kala iibsaday ayaa daboolka laga qaaday kaddib markii…
Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa laga xayiray isticmaalka bartiisa bulshada ee Twitch-ka bil kaddib markii uu kusoo daabacay lambarka telefoonka weeraryahanka…