Xiddigga Weyn Ee Real Madrid Ay Saxeexa Koowaad Ka
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa inay ka shaqayso in bilaha ugu horreeya sannadka soo socda ee 2021-ka ay meel…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa inay ka shaqayso in bilaha ugu horreeya sannadka soo socda ee 2021-ka ay meel…
Halyeygii Arsenal ee Cesc Fabregas ayaa qiray in tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ay ku kulmeen dhibaatooyin uu dhexda kaga jiro, kuwaas…
Neymar ma joogin, haddana walaac ma haysanin Brazil, sababtoo ah, waxay haysteen Roberto Firmino oo hoggaamiyahooda noqday kulankii at xalay ku garaaceen…
Markii uu da’yarta ahaa, waxa uu jeclaa inuu ka ciyaaro difaaca midig, sababtoo wuxuu ahaa mid xamaasad badan, jecel inuu si adag…
Tababaraha kooxda kubadda cagta Tottenham ee Jose Mourinho ayaa bannaanka ka joogi doona hal kulan oo tartamada Yurub ah, sida ay UEFA…
Kooxda kubadda cagta PSG ayaa jeeg madhan oo lacagta uu doono uu ku qoran karayo farta ka saaraysa kabtanka Real Madrid ee…
Xiddigaha Juventus iyo Barcelona ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa kala soo muuqday halyeeyada Argentina iyo Brazil ee Diego Maradona iyo…
Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ayaa wadnaha farta ku haya, waxaanay u baqayaan caafimaadka ciyaartoydoodii looga yeedhay xulka qaranka France ee kulamada …
Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema ayaa loo sheegay inuu warbaahinta horteeda raalligelin ka siiyo tababaraha xulka qaranka ee Dedier Deschamps si…
Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayuu ku dhacay Korona Fayras, kaddib markii uu ka qayb-galay xaflad aroos oo ka dhacday waddankiisa,…
Ciyaaryahan aan la magacaabin oo Premier League ka ciyaara ayaa loo xiray eedeyn ah inuu geystay kufsi islamarkaana uu maxbuus ka dhigtay…