Labada Xiddig Ee Ka Maqan Iyo Shaxda Adag Ee Chelsea Ay Kula
Chelsea ayaa la filayaa in aanay safka koowaad ugu soo baalabanin labada ciyaartoy ee Christian Pulisic iyo Thiago Silva kulanka Sabtida ee…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Chelsea ayaa la filayaa in aanay safka koowaad ugu soo baalabanin labada ciyaartoy ee Christian Pulisic iyo Thiago Silva kulanka Sabtida ee…
Lionel Messi ayaa kaliya ka fiirsan doona inuu sii joogo Barcelona haddii ay ku guuleystaan Champions League ama La Liga sida uu…
Pep Guardiola ayaa heshiiska cusub ee uu u saxeexay kooxdiisa Manchester City, waxa uu ugu dabbaal-degi doonaa hanashada horyaalka Premier League oo…
Waxa jiray niyad wanaag badan oo ay qabeen jamaahiirta kooxda Barcelona markii ay kooxdoodu lasoo saxeexatay Antoine Greizmann sanadkii 2019 balse xaalada…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Waxa jira tiro aad u badan oo ciyaaryahano da’yara ah kuwaas oo hibo cajiib ah leh isla markaana sugaya inta ay Lonel…
Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa qirtay inuu qoyskiisa ka mamnuucay inay sameeyaan kulamada cashooyinka ah ee dadku iskugu yimaadaan maalinta…
Khabiirka kubadda cagta England iyo kanaalka BBC Sport ee Mark Lawrenson ayaa saadaaliyay kulamada toddobaadkan ee horyaalka Premier League oo ay ku…
Weeraryahanka AC Milan Zlatan Ibrahimovic ayaa hadiyad u iibiyay xiddig kasta oo ka tirsan kooxda Talyaaniga, isagoo u soo iibiyay ciyaar gacmeedka…
Liverpool ayaa war wanaagsan heshay ka hor kulankooda Leicester City ka dib markii Andy Robertson iyo Fabinho ay ku soo laabteen tababarka…
Sergio Ramos ayaa seegi doona seddexda kulan ee soo socota ee ay ciyaareyso Real Madrid, labo kulan oo horyaalka La Liga ah…