Manchester City ayaa garaacday Southampton
Manchester City ayaa si naxariis leh uga adkaatay kooxda martida loo ahaa ee Southampton 1-0. Gool uu dhaliyay Raheem Sterling qeybtii hore…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester City ayaa si naxariis leh uga adkaatay kooxda martida loo ahaa ee Southampton 1-0. Gool uu dhaliyay Raheem Sterling qeybtii hore…
Arsenal ayaa wajihi doonta Everton garoonka Goodison Park kulan adag oo saameyn ku yeelan kara mustaqbalka Mikel Arteta. Gunners oo aan wax…
Liverpool ayaa dhalisay 7 gool oo aan laga badinin kooxda Crystal Palace kulan xiiso leh oo ka dhacay garoonka Selhurst Park iyada…
Barcelona oo umuuqata inay isku dhinac yihiin kulamadii ugu dambeeyay ayaa marti galin doonta kooxda Valencia kulan xiisa badan oo ka tirsan…
Gianluigi Buffon oo ka tirsan kooxda Juventus ayaa sheegay in uu doonayo in uu ku biiro kooxda Juventus kadib markii uu ka…
Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa markale su’aal galiyay mustaqbalkiisa kooxda kadib markii uu wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay wargayska kasoo baxa dalka…
Kooxda difaacaneysa Premier League ee Liverpool ayaa galabta booqan doonta Crystal Palace garoonka Selhurst Park, halkaasoo ay Reds dooneyso inay ku sii…
Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa ka hadlay heshiis cusub oo uu ku dhaqaaqay tababare Jurgen Klopp. Salah…
Maalin wanaagsan akhristayaashayada sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqa kala iibsiga ayaa dib u furmi doona bisha Janaayo…
Wakiilka kubadsameeyaha kooxda Arsenal Mesut Ozil Dr Erkut Sogut ayaa markale ku celiyay walaaca uu ka qabo mustaqbalka ciyaaryahanka marka uu ka…
Tababaraha kooxda Tottenham Jose Mourinho ayaa darbo cusub ku tuuray dhigiisa Liverpool Jurgen Klopp intii lagu guda jiray khilaafkii ka taagnaa garoonka…