Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

El Clasico all-time head to head

Barcelona and Real Madrid are one of the world's biggest rivalries, with El Clasico one of the fixtures that football fans around the world look up to for each season.Barcelona was founded in 1899 by the Swiss immigrant Joan Gamper, while Real Madrid was formed in 1902 as a breakaway club after a conflict between members of the city's existing football community. But it was not until 1920 that Madrid allowed King Alfonso XIII to use the title "Real".El Clasico is the single biggest match in world football Alex Caparros /…

“Bruno Fernandes Wuxuu Khiyaanay Garsooraha, Rigoore Nasiib Ah Ayay

Halyeeyga Manchester United Paul Scholes ayaa sheegay in Red Devils ay nasiib ku laheyd in loo dhigo rigoore kulankii ay 2-0 kaga badiyeen kooxda Granada.Kooxda Ole Gunnar Solskjaer ayaa u muuqatay kuwa ku badinaya 1-0 kulankii xalay markii rigoore loo dhigay daqiiqadii 90aad ee ciyaarta.Xiddiga khadka dhexe ee Granada Yan Eteki ayaa rigoore laga dhigay isagoo lagu eedeeyay inuu qalad ku galay Bruno Fernandes oo rigoorada gool u sarifay.Ma aysan aheyn rigooradii ugu fiicneyd ee uu tuuro xiddiga khadka dhexe ee Portugal…

Man Utd to get revenge from Spurs?

The Premier League is even closer to its merciful conclusion, but there is still a lot to play for in the last weeks of the season. There is a full card on the table with important games at both ends, as the race for Europe and the struggle for survival are in full swing. So what are we waiting for? Let's dive straight in. Scott Parker hopes for a better showing this time Catherine Ivill / Getty ImagesWhen is the kick-off? 20.00 (BST)Where is it played? Craven CottageTV channel? BT Sport 1 (UK), Peacock Premium (US)A…

Granit Xhaka Oo Si Carro Leh U Canaantay Daafacyada Arsenal Ka Dib

Granit Xhaka ayaa aad u carooday ka dib markii Arsenal waqtigii dhimashada ciyaarta laga dhaliyay goolka barbaraha kulankii Europa League ee ay la ciyaareen xalay kooxda Slavia Prague.Xiddiga khadka dhexe ee Switzerland ayaa si carro leh u canaantay daafacyada kooxdiisa kuwaasoo u ogolaaday Tomas Holes inuu madax ku dhaliyo goolka barbaraha daqiiqadii ugu danbeysay ee kulankii lugta 1aad ee wareega 8da Europa League.Sida caadada ka noqotay Arsenal inta uu joogay tababare Mikel Arteta, Gunners ayaa isku dayaysay inay kubada…

El Clasico TV channel and prediction

It's the El Clasico weekend and once again Real Madrid's clash with Barcelona is of great importance for La Liga's title race.Los Blancos enjoyed a fantastic midweek when they dismantled Liverpool in the Champions League quarter-finals with a 3-1 victory, and came into this game knowing that a victory could make them even on points with the top team Atletico.Barcelona, ​​on the other hand, have had a few days to put their feet up - due to their Champions League exit from PSG in March - and they were just one point behind…

Maxay Aheyd Sababta Rasmiga Ah Ee Uu Ole Gunnar Solskjaer U Bixiyay

Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay inuu ku qasbanaa inuu dhaawac ka ilaaliyo Luke Shaw ka dib markii uu bixiyay daafaca Manchester United waqtigii nasashada kulankii Europa League ee ay ka badiyeen kooxda Granada xalay.Shaw ayaa ayaa ka mid ahaa xiddigaha Manchester United ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan sidaasi darteed lama filaan ayay aheyd in la arkay iyadoo uu bedelayo Alex Telles waqtigii nasashada kulankii ay xalay ku badiyeen 2-0 inkastoo uu jaale qaatay 45tii daqiiqo ee ugu horeysay.Laakiin Solskjaer ayaa xaqiiqiyay in…

Iska Ilow Real, Barca & Man City – Paul Scholes Oo Magacaabay Labada

Paul Scholes ayaa ka hadlay fursadaha ay Manchester United iyo Chelsea u heystaan saxiixa Erling Haaland isagoo sheegay inay yihiin kooxaha kaliya ee awoodi kara inay soo iibsadaan weeraryahanka Borussia Dortmund xagaagan.Haaland ayaa durbaba loo arkaa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican kubada cagta caalamka, waxaana lala xiriiriyay kooxaha ugu waa weyn Yurub ka hor suuqa kala iibsiga ee xagaagan.Xiddiga reer Norway ayaa dhaliyay 49 gool 51 kulan uu u saftay Dortmund isagoo ka caawiyay kooxda Bundesliga ka ciyaarta inay…

Brentford desperately need to achieve marketing this season

Okay, so maybe 'never' is a bit of an extreme way to put it, but Brentford really need to secure promotion to the Premier League this season if they want to avoid further years of torture in the championship.Thomas Frank's side has a history of losing bottles, having needed just one win from their last two games last season to take a place in the top two, only to lose both outings - one against a sincere sub-par Stoke page and other against a Barnsley team that only avoided relegation with the permission of Wigan's points…

Waa Maxay Sababta Loo Bedelay Garsoorihii Loo Dhiibay Kulanka El

Xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa saaka oo Jimce aheyd shaaciyay in garsoore Gil Manzano inuu bedeli doono garsoore Mateu Lahoz kulanka El Clasico ee Sabtida ee u dhaxeeya Real Madrid iyo Barcelona.Garsoore Lahoz oo dhexdhexaadinayay kulankii Champions League ee Bayern Munich iyo PSG ee habeenkii Arbacada ayaa si  rasmi ah loogu magacaabay maalintii Khamiista inuu dhexdhexaadin doono kulanka El Clasico ee Sabtida Madrid ka dhacaya.Si kastaba, waa laga bedelay haatan inuu qabto kulanka El Clasico ka dib dhaawac soo gaaray…

No evidence of Juan Kala’s racist abuse of Mouctar Diakhaby

La Liga have revealed that they can not prove that Juan Cala racistly abused Mouctar Diakhaby, even though they insist that investigations into the case are ongoing.The alleged incident occurred during the Cadiz victory against Valencia last Sunday. Cala and Diakhaby were involved in a brief exchange that clearly left the Valencia man unhappy, with both him and his team-mates temporarily leaving the pitch. Valencia players have left the field at Carranza?Mouctar Diakhaby was visibly angry after a brawl with Cadiz Juan Cala…