Browsing Category

Sports

Arsenal Oo U Dhaqaaqeysa Saxiixa Mid Ka Mid Ah Xiddigaha Uga Magaca

Arsenal ayaa qorsheyneysa inay West Ham ka hor joogsato qorshaheeda ah inay heshiiska amaahda ee Jesse Lingard ugu bedesho mid joogta ah, sida ay qortay jariirada The Sun.David Moyes ayaa jeclaan lahaa inuu heshiiska Lingard ee London ka dhigo mid joogta ah ka dib markii uu wacdarro u dhigay kooxda u hanqal taageysa afar sarre.Laakiin West Ham ayaa u sheegtay Manchester United inay iska ilowdo qorshaheeda ah inay isku bedeshaan Jesse Lingard iyo xiddiga khadka dhexe ee West Ham Declan Rice.Waxayna taasi albaabka u furtay…

Player rating when Inter beat Cagliari 1-0 in Serie A.

Inter continued their ten-match victory with a strenuous 1-0 victory over Cagliari on Sunday afternoon, as they took another step towards the Serie A title. In the Nerazzurri started on the front foot, and Alexis Sanchez thought he had given the hosts the advantage in 18 minutes, but his nice finish from inside the box was ruled out due to an offside intrusion. ? | 57 '- ANOTHER CHANCE! #Eriksen unleashes a powerful shot from outside the box but Vicario manages to tip it over the crossbar! #InterCagliari 0️⃣-0️⃣ #…

Real Madrid 98, Barcelona 96 – Zidane Oo Burburiyay Boqortooyadii

Ka dib seddex guul oo isku xigta oo kulanka El Clasico ah, Real Madrid ayaa ugu danbeyn dhanka guulaha ka hormartay Barcelona ka dib sannado badan oo ay ka danbeysay kooxda ay xafiiltamaan.Kaliya isbuuc ka hor inta uusan Zinedine Zidane ku soo laabanin shaqada tababare ee Real Madrid, Los Blancos waxay guuldarro ka soo gaartay Barcelona horyaalka iyo Copa del Rey iyadoo uu kooxda hogaaminayay Santiago Scolari, taasoo ka dhigtay in kooxda Catalans ay badisay 96 ka mid ah 243 El Clasico oo la ciyaaray halka Real Madrid ay…

Bayern Munich ready to test Jurgen Klopp’s decision if Hansi Flick leaves

Exclusive - Bayern Munich are ready to see how committed Jurgen Klopp is to Liverpool this summer - if they are in need of replacing current manager Hansi Flick.Flick has been outstanding since taking over at Bayern in November 2019, which led the club to an unprecedented sextup last season and kept them going for both the Bundesliga and Champions League trophies this time.Girl expected to take over German national team | ANNEGRET HILSE / Getty ImagesBayern have no desire to separate from Flick, but sources have revealed…

Arsenal are keen to hijack Jesse Lingard’s move to West Ham

West Ham may have a fight on their hands to sign Jesse Lingard from Manchester United, as reports suggest Arsenal have revived their interest in the 28-year-old.Lingard has been exceptional since he started loaning Irons in January and his parent club has felt the chance to make money. His form under David Moyes has motivated United's decision to trigger a one-year contract extension in December and they are now ordering £ 30m for his signature. West Ham are prepared to do whatever it takes to land him permanently. His six…

Maxaa Sabab U Ahaa In Lionel Messi Uu Maaliyada Iska Bedelo Intii Ay

Lionel Messi ayaa mar kale abuuray dood ah haddii uu ku ciyaari karo habeen qabow oo roob ah garoonka Stoke City ka dib markii roobkii ka da’ ayay Madrid uu ku qasbay inuu maaliyada iska bedelo intii ay socotay kulankii El Clasico.Inkastoo uu ku guuleystay koobab badan oo kala duwan waayihiisa ciyaareed, lix Ballond d’Or islamarkaana uu jabiyay rikoodhyo badan, hal su’aal ayaa badanaa dul hogata Messi oo ah haddii uu awoodi karo inuu ka ciyaaro England.Waxaa inta badan laga doodaa haddii Messi uu ka ciyaari karo kubada xooga…

Kooxaha Premier League Oo Dhawaan Laga Waayi Doono Baraha Bulshada Ee

Xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa ku biiri kara kooxaha Premier League iyo horyaalada heerka hoose ee Ingariiska kuwaasoo qaadaya baraha bulshada si loogu cadaadiyo shirkada Facebook, Twitter iyo Instagram inay wax ka qabtaan cunsuriyada lagula kaco xiddigaha madow ee kubada cagta.Wargeyska Daily Mail ayaa shaaca ka qaaday inay sii kordheyso baahida ay kooxaha Ingariiska u qabaan inay xiraan akoomadooda Twitter, Facebook iyo Instagram si ay shirkadaha ugu cadaadiyaan inay wax badan ka qabtaan xadgudubyada sii kordhaya ee…

Liverpool owe Nat Phillips if they make the top four

Before this season, Nat Phillips only had a Liverpool look for his name, and it seemed like it would be his lot.There was no real attempt to keep him at Anfield in the middle of Germany. With a year left on his business and four center-backs in front of him in chin order, it was difficult to imagine any kind of Liverpool future for a player whose chance had come and gone.He looked impossible - but now you wonder where they would be without him.Nat Phillips vs Aston Villa• 86% passes • 62/72 passes (1st in the match) • 3…

Billy Wright’s record-breaking 100th England hat

Reaching 100 international matches is one of the biggest awards imaginable for any player. Centurion Club is an exclusive, where England has only nine members.It's not uncommon for players to come close to that number these days, but during the famous Billy Wright's playing career it was practically incredible.Wright was an important part of England's history PNA Rota / Getty ImagesA center-back who stood at 5'8, Wright was never meant to be a success, and yet during his 20-year career that stretched from 1939 to 1959, he…

Remember Juventus 3-1 victory against Real Madrid 2018

On April 10, 2018, AS Roma shocked the world by turning a three-goal deficit against Barcelona at the Stadio Olimpico, and arranged one of the biggest comebacks in Champions League history.Many thought that an act that was dramatic or unexpected could never be repeated, but one team used the famous night as rocket fuel for their own mini-miracle.Just one night later, Juventus traveled to the Santiago Bernabeu to take on reigning European champions Real Madrid, tasked with doing the daunting job of turning around their own…