Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Man United Oo Doonaysa Ronaldo, Juve Oo Sugaysa Pogba, Kane Oo Go’aan

Akhristeyaal, wuu xidhan yahay suuqa iibka ciyaartoydu, waxaana si rasmi ah loo furi doonaa bisha June, laakiin hadda ayay kooxuhu sii shaqaysanayaan iyagoo kala jiidanaya ciyaartoyda sida bilaashka ah lagu heli karayo iyo kuwa kale oo ay saxeexyadooda sii bislaysanayaan ka hor inta aan la gaadhin waqtiga rasmiga ah.Wargeysyada ciyaaraha ayaa si joogto ah usoo bandhiga xogta, xanta iyo dhaqdhaqaaqa suuqa, waxaananu idiinka soo xulnay qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen maanta oo Arbaca ah.Weeraryahanka England ee Harry…

How Liverpool can beat Real Madrid

Liverpool left-back Andy Robertson has revealed that the Reds are planning to put pressure on Real Madrid at Anfield as they try to turn around a 3-1 Champions League quarter-final deficit, hoping their intensity will upset Luka Modric and Toni Kroos, who dictate the game.Jurgen Klopp's side was criticized in the aftermath of their first leg injury a week ago because they lacked their usual intensity level. Real Madrid were able to cut through the reds too easily, allowing Vinicius Junior to score twice on both sides for a…

Luke Shaw Oo Ka Jawaabay Naanaysta Loo Bixiyey Ee ‘Shawberto Carlos’

Difaaca Manchester United ee Luke Shaw ayaa sheegay in aan marnaba lala barbar-dhigi karin halyeygii Brazil ee Roberto Carlos, kaas oo ay taageereyaashu gaadhsiiyeen heer ay isbarbar-dhig ku sameeyaan.25 jirkan reer England ayaa qaab ciyaareed cajiib ah muujinaya xilli ciyaareedkan, isagoo is-xaqiijiyey in uu ka mid yahay ciyaartoyda ugu fiican ee booskaas ka dheela waqtigan.Bandhiggii uu sameeyey ciyaartii Tottenham ee toddobaadkan, ayaa waxay ahayd mid heerkeedu sarreeyo, isagoo muujiyey in hadda uun ay kubaddiisu…

Man Utd center back: Raphael Varane agreement explored

Manchester United have been tipped to "explore" a potential deal for Real Madrid defender Raphael Varane in his search for a center-back partner for Harry Maguire this summer.Varane has been strongly linked with United on and off for a decade, even before he sealed a high-profile transfer to Real Madrid from Lens while still a teenager in the summer of 2011. But rumors have returned in 2021 as the Frenchman approaches the final year of his contract in Spain.Man Utd are looking for a center back and Varane has been proven at…

RIKOODH: Chelsea Oo Jabisay Rikoodhkii Champions League Ee Manchester

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dhaaftay rikoodh u yaallay Manchester United oo la xidhiidhay tartanka Champions League, kaddib markii ay xalay u gudubtay wareegga semi-finalka.Chelsea ayaa wareeggii siddeedda waxay celceliska labada lugood 2-1 kaga badisay FC Porto, waxaanay sugaysaa Liverpool iyo Real Madrid midkooda soo baxaya caawa.In Chelsea ay iska xaadiriso semi-finalka, waxay taariikh iyo rikoodh u noqotay Blues iyadoo dhaaftay rikoodh ay hore u haysatay Manchester United, waxaana taas mahaddeeda iska leh tababare…

Chelea’s preferred Champions League opponents revealed

Chelsea boss Thomas Tuchel has revealed that he prefers to face Real Madrid ahead of Liverpool in the Champions League semi-final, after seeing his own team reach the last four on Tuesday night by holding on to a combined lead against Porto.Mehdi Taremi spectacularly scored the only goal of the second leg, played on neutral ground in Spain as a result of coronavirus restrictions, but the stoppage time was not enough to hurt Chelsea after beating Porto 2-0 in the first leg.Both @ChelseaFC and @ChelseaFCW are going through the…

Hansi Flick Germany rumors – tips on Bayern Munich exit.

Bayern Munich coach Hansi Flick has hinted at a possible departure from the club at the end of the season, with speculation that he will succeed Joachim Low as Germany's national team coach after this summer's delayed European Championship finals.Flick has been in charge of Bayern for less than two years after replacing Niko Kovac, initially temporarily, in November 2019. He then ended his first season with a spectacular Champions League triumph as Bayern won every match on their way to lifting the trophy.Girl guided Bayern…

Neymar Jr & Nasser Al-Khalaifi Oo Xalay Daboolka Ka Qaaday Haddii ay

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa shaaciyey go’aanka mustaqbalkiisa kaddib markii ay PSG xalay tartanka Champions League ka cidhib-tirtay Bayern Munich oo ay kaga aarguteen guul-darradii ay finalkii xilli ciyaareedkii hore u xambaariyeen.Neymar oo dhowaan la sheegay in uu hakiyey qandaraas kordhin uu u samaynayay PSG ayaa waxa uu bixiyey ishaaro ah in uu qalinka u qaadanayo heshiiska cusub ee kooxdiisa, kaas oo uu waqtiga ugu sii dheeraynayo Parc des Princes.Heshiiska Neymar uu kula  jiro PSG ayaa waxa uu ku egyahay xagaaga…

Mikel Owen Oo Saadaaliyey Kulanka Liverpool vs Real Madrid – Kooxdee

Michael Owen ayaa saadaal ka bixiyey kulanka adag ee caawa ay ku ballansan yihiin kooxda Liverpool iyo Real Madrid ee lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League, iyadoo uu midkood u gudbi doono semi-finalka oo ay ku sugayso Chelsea.Real Madrid ayaa ciyaartii hore ee usbuucii hore ku badisay 3-1, waxaana goolasha u kala dhaliyey Vinicius Junior oo laba saxeexay iyo Marco Asensio oo hal gool dhaliyey.Mohamed Salah ayaa goolka uu u dhaliyey uu soo gaabiyey farqiga goolasha ee kulanka, taas oo ka caawisay Reds in ay u…

Real Madrid Mise Liverpool? Thomas Tuchel Oo Doortay Kooxda Uu Doonayo

Chelsea ayaa iska xaadirisay semi-finalka Champions League markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 2014kii, waxaanay xalay kasoo gudubtay FC Porto oo kagaga badisay 1-0, hase yeeshee ay lugtii hore kaga badiyeen 2-0, taas oo u suurtogelisay in ay gacanta sare yeeshaan.Blues ayaa semi-finalka la ciyaari doonta Real Madrid ama Liverpool midkooda soo gudba caawa, waxaana xaqiiqadu tahay, in kulankii hore ee labadan kooxood ay kooxda reer Spain kusoo adkaatay 3-1, ayna Anfield tegayso iyadoo haysata faa’iido ah in ay libinta…