Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Predicted lineup to face Liverpool

While it feels to the spectators that they have a foot in the semifinals, Real Madrid can not afford to think so on Wednesday night.Los Blancos chopped out a solid 3-1 victory in Madrid last week to put all the pressure on Liverpool who went into the second stage of the quarter-finals, which made the most of the home advantage by taking advantage of a seriously poor performance from the Reds.✈️? Next stop: Liverpool! #UCL | #BOSSsports | @HUGOBOSS pic.twitter.com/8efc3pNtMz- Real Madrid CF ???? (@realmadriden) April 13,…

“Waxaan Halkan U Imid Inaan Koobab Ku Guuleysto, Hadda Waa

Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel oo ka hadlayay shirkiisa jaraa’id ee ka horreeya kulanka FC Porto ee caawa ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in kooxdiisu ay leedahay awoodii ay ugu guuleysan lahayd UEFA Champions League.Chelsea ayaa hadda hoggaan 2-0 ah haysata kahor kulanka Porto ee caawa iyaga oo markale lugta labaad ku kulmi doona gegida Ramon Sanchez Pizjuan.Tuchel ayaa muujiyay sida uu kaliya koob uga fikirayo waxaana uu sheegay inuu Chelsea u tagay si uu koobab ugu guuleysto isla markaana ay hadda tahay…

Liverpool lineup that should start against Real Madrid

A victory against Aston Villa in the Premier League is fantastic and all, but the focus is now on overcoming a first deficit in the Champions League for Liverpool.The Reds made a poor account of themselves against Real Madrid in the first stage of the quarterfinals and now have a big mountain to climb to overcome a total of 3-1 points and advance to the last four. "My job - and the boy's job - is to channel your energy despite the forced distance. We know it's still there, so we can still use it." ? Jürgen Klopp's #UCL…

Bayern Munich can turn the PSG match around

When Paris Saint-Germain faced Bayern Munich in the quarter-finals of this season's Champions League, the football world offered a sympathetic header against Mauricio Pochettino's side.You know it. We have all done it involuntarily at one point in our lives, as if we were saying 'there things will get better one day, just stick to the old guy'.Kylian Mbappe and co. had other ideas.The French champions threatened to run away with the tie at one point and stormed into a 2-0 lead when the Allianz Arena began to look as if…

HESHIIS DHAN: Man City Oo Saxeexa “New Neymar” Kaga Guuleysatay

Kooxda hoggaanka u haysa horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa lagu soo warramayaa inay dhammaystirtay saxeexa da’yarka garabka weerar ee kooxda Fluminese iyo dalka Brazil ee Kayky.17 sano jirkan garabka weerar ee ree Brazil ayaa lala bar-bardhigay xiddiga Paris Saint-Germain ee Neymar Junior oo loo arko mid ay isku ciyaar dhaw yihiin, waxa kale oo saxeexiisa indho-indhayn ku sameeyay kooxo ay kamid yihiin Liverpool, Shakhtar Donestk iyo kooxo Spanish ah.Laakiin City ayaa noqotay kooxda ku guuleysatay saxeexa…

Team news and how to watch

Liverpool host Real Madrid in the Champions League quarter-final on Wednesday night with a lot of work to do if they want to advance to the last four.Real outplayed the Reds in the first leg in Madrid. Liverpool collapsed in the first half of the game and allowed Los Blancos to storm into a 2-0 lead, before Vinicius Junior added a second when the first leg ended 3-1.Next time we welcome @realmadrid to Anfield ⚽️ A great second leg performance is needed ✊? pic.twitter.com/0omziu1iZW- Liverpool FC (@LFC) April 12,…

The Dutch prodigy is finally ready to show what he has in Chelsea

Here we are, 18 months after he was to make his Chelsea debut, and Dutch midfielder Xavier Mbuyamba has finally been released.The 19-year-old would join Chelsea in the summer of 2019, just so that the transfer ban would come to an end. Mbuyamba joined Barcelona instead, but jumped at the chance to finally move to Stamford Bridge last summer just a year later.He then suffered a nasty knee injury during his second training session and was forced to follow from the sidelines to Monday's U23 meeting with Southampton.Mbuyamba…

KOOXDA ISBUUCA – 11kii Xiddig Ee Todobaadkan Ugu Fiicnaa Horyaalka

Manchester City ayaa guuldarro lama filaan ah 2-1 gurigeeda kaga soo gaadhay Leeds, Manchester United ayaa hadda 11 dhibcood ka hooseysa hoggaamiyeyaasha horyaalka ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen Tottenham.West Ham ayaa dib ugu soo laabatay kaalinta afaraad ka dib markii ay 3-2 kaga badisay kooxda kaalinta seddexaad ee Leicester, halka Chelsea ay ku jirto kaalinta shanaad ka dib markii ay 4-1 kaga badisay Crystal Palace.Dhinaca kale, kooxda heysata horyaalnimada ee Liverpool ayaa dhalisay goolka guusha waqtiga dhimashada…

WSL growth and future development are explained

The FA Women's Super League celebrates ten years since the first season began on April 13, 2011 and one of the biggest goals for the next ten years is financial self-sufficiency and sustainability, which is already being strengthened by a growing audience, a new TV business and greater commercial reach. .The landscape of women's football has changed dramatically in England since the WSL was created to replace the Women's Premier League as the new top flight. A restructuring created the women's championship in 2014 and…

Waa Kuma Xiddiga Ee Barcelona Ka Tirsan Ee Qirtay In Tababaraha

Garabka weerar ee kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa shaaca ka qaaday sida uu u jecel yahay macalinka kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel oo ay mudo kusoo wada shaqeeyeen kooxda ree Germany ee Borussia Dortmund.Dembele ayaan sidii uu filayay uga soo muuqanin horyaalka La Liga tan iyo markii uu heshiiska 97-ka Milyan ee pound ah Barcelona ugu biiray sanadkii 2017 isagoo ay soo hadheeyeen ciyaartiisa dhaawacyo joogto ahi.Waxa soo baxay dhawaan warar sheegaya in Barcelona oo xaalad dhaqaale ahaan adag ku jirta ay lacag ka…