Browsing Category

Sports

The secret clauses hidden in the Super League deal were leaked

We all know that the failed Super League revolved around eye-catching sums of money, but the whole range of the riches on offer has come out and it's wild.The American company JP Morgan had agreed to finance the Super League to between 3 and 4 billion pounds, with clubs that were all hopeful of tripling the money they could get from UEFA's Champions League.STATEMENT: European Super League supporter JP Morgan ?? #SSN pic.twitter.com/H7mDVByyQr- Bryan Swanson (@skysports_bryan) April 23, 2021Der Speigel has managed to get the…

UEFA Oo Wadnaha Goysay Real Madrid: “Haddii Kooxuhu Yidhaahdaan

Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee Aleksander Ceferin ayaa digniin u diray afar ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub oo ay ugu horreyso Real Madrid, kuwaas oo u sheegay in ay ka saarayaan tartanka Champions League.Real Madrid oo usoo gudubtay semi-finalka Champions League ayaa Salaasada la ciyaari doonta Chelsea lugta hore, halka ciyaarta dambena ay ballansan yihiin toddobaadka xiga.Laakiin Madaxweynaha UEFA ee Aleksander Ceferin ayaa Real Madrid ka nixiyey, waxaanu u sheegay in haddii aanay shaacin, in ay ka…

Ryan Giggs Oo SHAN Sannadood Oo Xabsi Ah Waajahaya Kaddib Jid-dil Uu U

Halyeygii hore ee Manchester United ee Ryan Giggs ayaa shalay maxkamadda lasoo taagay isagoo lagu eedeeyey in uu waxyeello u geystay laba haween ah oo ay midi tahay xaaskiisii hore ee ay dhowaanta kala tageen ee Kate Greville, taas oo uu dhibaato ugu geystay gurigooda dhexdeeda.Giggs ayaa waajahaya xukun xadhig illaa shan sannadood ah, iyadoo boolisku ay dembiyadiisa oo laba qaybood oo kala duwan ah ka hor akhriyeen maxkamadda, taas oo keentay in markiiba uu waayo shaqadiisii xulka qaranka Wales oo lagu wargeliyey in aanu…

Hordhac: Real Madrid vs Betis – Los Blancos Oo Hoggaanka La Wareegaysa

Real Madrid ayaa raadinaysa in ay guul kale soo hoyso, isla markaana ay sii wadato qaab ciyaareedka wanaagsan ee ay ka muujinayso horyaalka LaLiga, marka ay caawa garoonkeeda  Alfredo Di Stefano kusoo dhoweydo Real Betis.Los Blancos oo kaalinta labaad ku jirta, saddex dhibcoodna ka dambaysa Atletico Madrid ayaa heli doonta fursad ay mar kale si ku-meelgaadh ah hoggaanka horyaalka ugula wareegto si la mid ah markii ay horraantii toddobaadkan garaacday Cadiz oo ay 3-0 ku burburisay.Tababare Zidane ayay kooxdiisu hoggaanka hayn…

Hordhac: West Ham vs Chelsea – Kulanka Go’aaminaya Kaalinta Afraad,

West Ham iyo Chelsea ayaa kulmaya fiidka hore ee caawa kulan xaasaasi ah oo saamayn ku yeelanaya kaalinta afraad ee horyaalka Premier League.Kulankan lagu magacaabo London Derby ayaa xilli ciyaareedkan xiise gaar ah leh, waxaanay Blues iyo West Ham oo isku dhibco ah ay mid walba u dagaallami doontaa in ay si buuxda ugu fadhiisato kaalinta afraad, halka kooxda laga badiyaana ay suurtogal tahay in ay u degto kaalinta toddobaad oo ay xataa kasii hoos marto Liverpool iyo Tottenham.Chelsea ayaa ku qasban in aanay wax dhibco ah…

Hordhac: Liverpool vs Newcastle – Reds Oo Kaalinta 4aad Imanaysa,

Liverpool ayaa u dagaallami doonta in ay jidka guusha kusoo laabato marka ay waqti hore oo maanta ah garoonkeeda Anfield ku qaabbisho Newcastle United, taas oo haddii ay saddexda dhibcood ay ka hesho ay dib ugu soo laaban doonto afarta sare oo ay si ku-meelgaadh ah usoo geli doonto illaa inta ay soo kala baxayaan Chelsea iyo West Ham United oo fiidka hore ciyaari doona.Reds ayaa ciyaartii ugu dambaysay iska lumisay laba dhibcood oo haddii ay heli lahayd ay kaalinta afraad iman lahayd, isla markaana waqti dambe u ogolaatay…

Player ratings like Bernd Leno-howler give Toffees victory

Arsenal liked the ball a lot but could not stop themselves from falling to a 1-0 defeat against Everton at the Emirates on Friday.With fireworks and fan protests echoing in the background, the first half was played at a fast pace. It was end-to-end, with both sides enjoying a number of half-chances, but neither of them really did enough to threaten the opposing goalkeeper before the break. Gylfi Sigurdsson saw a free kick at the top of the crossbar, but it was almost every side came in the first 45.Seven minutes into the…

Everton Oo Saddex Dhibcood Oo Hadiyad Ah Ka Heshay Goolhaye Bernd

Kooxda kubadda cagta Everton ayaa guul dahabi ah oo ay ugu soo dhowaatay kaalmaha sare waxay kasoo heshay Arsenal oo ay ku booqatay Emirates Stadium.Kulankan oo intii aanu bilaabmin ay hadheeyeen mudaharaadyo bannaanka garoonka ka dhacay oo ay kumannaan taageereyaal ahi iskugu yimaaddeen, ayaa waxa labada kooxood kala saaray gool uu iska dhaliyey goolhaye Arsenal oo kubbad uu damacsanaa in uu gacanta ku qabsaday ay ka hoos-baxday kaddibna lugta kaga dhacday, sidaasna ku noqotay gool.Arsenal oo inta badan maamulanaysay…

A statement from Chelsea explains the regret behind the decision to join the Super League

Chelsea's owners and board have issued an open letter to the club's fans following their decision to join the now failed European Super League.The Blues were one of 12 clubs - six from the Premier League - to say they intend to break out of the UEFA competition in favor of a closed continental competition last Sunday. This would have led to the clubs involved securing hundreds of millions of pounds of extra money per season, which would have separated them from each club outside the league in financial terms.Chelsea were…

Spotify founder reveals interest in buying Arsenal

The founder of Spotify has admitted that he is a boy's fan from Arsenal and added that he would be interested in buying Gunners if the opportunity arose.Thousands of Arsenal fans took to the Emirates Stadium on Friday to protest against current owner Stan Kroenke, who was not exactly a popular figure before reporting Arsenal for the abysmal Super League idea.The calls to Kroenke to unpack and leave the club were loud, and fans became even more excited when Spotify founder Daniel Ek logged in to Twitter."As a child growing…