Saddexda kulan ee ugu dambeeya tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ayaa loo ogolaan doonaa in tiro 60,000 taageereyaal ahi ay yimaaddaan garoonka Wembley ee ay kulamadaasi ka dhacayaa, taas oo ka dhigan in marka afar meelood loo qaybiyo garoonka ay saddex meelood buuxsami doonaan.Kulamadan oo dhacaya July 6, 7 iyo 11 ayaa waxay ka baxayaan xayiraadihii badnaa ee fayraska Korona dartii loo xidh-xidhay garoomada, waxaanay noqonaysaa markii ugu horreysay ee muddo 15 bilood ah ay garoomada yimaaddaan tiro intaas le’eg.Maamulka…