Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Waa In Kulan Kasta Lagu Soo Bilaabo” – Jamaahiirta England Oo Doortay

Jamaahiirta xulka qaranka England ayaa xiddiga khadka dhexe ee xulkaas ahna kabtanka Aston Villa ee Jack Grealish amaan ugu qubeeyay iyaga oo waajib ka dhigay inuu kusoo bilawdo kulan kasta.Grealish ayaa kusoo bilawday kulankiisii ugu horreeyay ee Euro 2020, kusoo bilaabashadiisa ayaa timid kaddib markii tababare Gareth Southgate lagu eedeeyay inuu fadhiisiyay labadii ciyaarood ee hore gaar ahaan kulankii 0-0 kusoo dhammaaday ee Scotland.Grealish ayay kaliya 11 daqiiqo ku qaadatay inuu Southgate tuso waxa uu samayn karo…

William Saliba could be sold

Arsenal could sell 20-year-old center-back William Saliba this summer as part of an expected squad review, as the Gunners approach hiring Brighton defender Ben White.Arsenal invested close to £ 30 million in signing Saliba from Saint-Etienne in 2019 at a time when the then teenager had only made 19 senior appearances. He then spent an injured first season on loan at his former club and was then loaned out in Nice during the second half of the 2020/21 campaign after failing to break Mikel Arteta's plans.Arteta commented at…

Real Madrid delays until 2022

Real Madrid could wait until the summer of 2022 to try to sign Paris Saint-Germain superstar Kylian Mbappe in the hope that he would then have lost his contract at the Parc des Princes and be available as a free agent.Real have wanted Mbappe for several years, but a worrying financial situation will make it difficult to secure the Frenchman's signature this summer while he will still pay a huge transfer fee.In France, RMC journalist Daniel Riolo has claimed that the player has decided he wants to leave PSG and explains "I…

PLAN B: Weeraryahanka Dilaaga Ah Ee Qorshaha Labaad U Ah Chelsea

Kooxda ree London ee Chelsea ayaa la sheegayaa inay weeraryahanka Villarreal ee Gerard Moreno u dooratay qorshaheeda labaad haddiiba ay weydo saxeexa Erling Braut Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan.Chelsea ayaa doonaysa inay safkeeda kusoo darto weeraryahan xilli uu tababare Thomas Tuchel raadinayo dhaliye ka caawin kara xilli ciyaareedka dambe ku guuleysiga horyaalka Premier League.Tuchel ayaa aaminsan in waxa kooxdiisa ka xiga u tartamida horyaalku uu yahay weeraryahan gool dhaliye ah kaddib markii uu Timo Werner qaab…

Southgate reveals why England have been so defensive

Gareth Southgate has said that match condition and sharpness are among the reasons why England could not play more attacking football again in their 1-0 victory against the Czech Republic.England topped Group D with seven points from three games, after keeping three clean sheets in a row, but they have only scored two goals.After already missing a clinical advantage in the warm-up game, Southgate's team collected just three shots on goal in 90 minutes against the Czechs. Still, it was still more than the two against Croatia…

UGU DAMBAYN: Mourinho Oo Sharraxay Cidii Ka Dambaysay Go’aankii Uu

Tababaraha cusub ee kooxda AS Roma ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday shaqsigii ka dambeeyay in xiddiga haatan ee Kevin De Bruyne uu ka tago Chelsea wakhtigii uu isagu macalinka ka ahaa kooxdaas.Mourinho ayaa iska fogeeyay inuu isagu go’aamiyay heshiiskii 18-ka Milyan ee pound ahaa ee ay Chelsea ugu dirtay De Bruyne dhinaca kooxda Wolfsburg.De Bruyne ayaa kaliya sagaal kulan usoo ciyaaray Chelsea balse kusoo raaxaystay amaah uu ku tagay Werder Bremen sanad kamid ah labadii xilli ciyaareed ee uu Stamford Bridge…

Barcelona Oo Xaqiijisay In Qalliin Lagu Samayo Ousmane Dembele &

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in laacibka reer France ee Ousmane Dembele uu dhaawac kasoo gaadhay jilibka lugta midig, uuna u baahan yahay in lagu sameeyo qalliin.Dembele ayaa dhaawac kasoo gaadhay kulankii xulka qaranka France iyo Hungary ee tartanka Euro, taas oo uu soo galay daqiiqaddii 58aad hase yeeshee la beddelay waxyar markii uu ku jiray garoonka.Barcelona ma sheegin muddada uu Dembele ka maqnaan doono garoomada, balse warbaahinta Faransiiska ayaa qiyaastay muddada ay…

Bye…Bye: Kylian Mbappe Oo U Sheegay PSG Inuu Ka Tegayo & Kooxda Uu

Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa u sheegay kooxdiisa PSG inuu ka tegayo marka uu soo dhamaado tartanka qaramada Yurub ee Euro ee uu dalkiisa kala qayb-gelayo, isla markaana uu waayihiisa ciyaareed u wareejinayo horyaal kale.22 jirkan iyo kooxdiisa PSG ayaan wali gaadhin heshiis cusub, waxaana muuqata in kooxda reer France ay ku guul-darraysatay inay xiddigeedan ku qanciso inuu qandaraas cusub saxeexo oo uu sii joogo Parc des Frances.Kylian Mbappe oo heshiiskiisa PSG ay ka hadhsan yihiin 12 bilood oo kaliya…

Xiddig Weyn Oo Chelsea Ka Tirsan Oo Heshiis U Saxeexay Koox Kale &

Chelsea ayaa isku diyaarinaysa sagootinta mid ka mid ah xiddigaheeda waaweyn oo heshiis la gaadhay koox kale, isla markaana ka tegaya Stamford Bridge inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Weeraryahanka reer France ee Olivier Giroud ayaa heshiis la gaadhay AC Milan, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Talyaaniga, waxaana uu laacibkani soo gunaanadayaa waayihiisa Premier League oo uu kusoo qaatay kooxaha reer London ee Arsenal iyo Chelsea.34 jirkan ayaa heshiiskiisii uu kula jiray Chelsea uu ku ekaa…

Isku-aadka Wareegga 16ka Euro: England vs France/Portugal/Germany –

Isku-aadka rasmiga ah ee wareegga 16ka tartanka Euro ayaa soo bixi doona caawa, marka ay soo dhamaadaan kulamada Group-yada E iyo F, halkaas oo ay horeba uga soo gudbeen France iyo Sweden laakiin laga filayo inay kasoo baxaan afar waddan oo kale oo soo raaca 12ka dal ee illaa hadda iska xaadiriyey wareegga xiga.Ka hor inta aan la gaadhin isku-aadka rasmiga ah, waxa lasii ogyahay waddamada isku-aaday wareegga xiga qaarkood, halka kuwo kalena ay kaliya muuqato in labadooda Group ay isku dhici doonaan.Ingiriiska ayaa af Libaax…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More