Cristiano Ronaldo iyo Kylian Mbappe ayaa kala hoggaaminaya labada xul qaran ee Portugal iyo France ee ku dagaallamaya kulanka ugu dambeeya Group-ka dhimashada ee F ee tartanka Euro 2020.Portugal ayaa u baahan badis ama barbarro si ay ugu soo gudbaan wareegga xiga, halka France ay hore u xaqiijisteen inay wareegga 16ka ciyaarayaan. Sidoo kale Germany oo guul ama barbarro u baahan ayaa la ciyaaraya Hungary oo dhibic kaliya sidata.Shaxaha rasmiga ah ee PORTUGAL vs FRANCEFRANCE XI: Lloris, Kounde, Varane, Kimpembe, Lucas, Pogba,…