Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Luis Enrique: “Waxaan Arkay Sidii Talyaanigu Ka Yeeleen Romelu Lukaku,

Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa xaqiijiyey in uu isticmaalay 9 been ah kulankii xulka qarankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee Talyaanigu rikoodheyaasha ku reebay, waxaanu sheegay in uu sii helay tusaale nool kaddibna uu ogaaday in aanu Alvaro Morata waxba ka qaadi karaynin difaaca Talyaaniga.Talyaaniga ayaa gool la hormaray qaybtii dambe ee ciyaartii Wembley ee semi-finalka Euro 2020, waxaase ka dhaliyey goolka barbarraha Alvaro Morata oo beddel kusoo galay, waxaanu meesha ka saaray goolka uu Azzuri u…

Niyadjabkii Euro 2020 Wuxuu Ku Ilaaway Jasiirada Ibiza Iyo Gabadh

Goolhaye Thibaut Courtois ayaa ku riyaaqaya fasaxiisa xagaaga ka dib niyadjabkii ciyaaraha Qaramada Yurub isagoo la dalxiisaya saaxiibtiisa cusub.Goolhayaha reer Belgium ayaa dooni kuwa raaxada ah oo uu ka kireystay jasiirada Ibiza wuxuu kula riyaaqayaa gabadha moodalka ah ee Mishel Gerzig.Courtois oo 29 sanno jir ah ayaa bilaabay inuu la haasaawo gabadhaan yahuudiyada ah ee 23 sanno jir ah dhawaan sida ay sheegeen warbaahinta Spain.Lamaanahaan ayaana lagu sawiray iyagoo ku raaxeysana cadceeda jasiirada Ibiza ee dalka Spain,…

RASMI: Brazil vs Argentina – Finalka Copa America, Messi Oo

Xulka qaranka Argentina ayaa usoo gudbay kulanka ugu dambeeya tartanka Copa America iyagoo rikoodheyaal kusoo garaacay Colombia ciyaar ay isla rafteen oo kusoo dhamaysteen 1-1, laakiin lagu go’aamiyey rikoodheyaal 3-2 ah.Lionel Messi ayaa dalkiisa ku hoggaamiyey in ay yimaaddaan finalka xilli uu ku riyoonayo in uu u qaado koobkiisii ugu horreeyey, taas oo haddii ay dhacdo soo afjari doonta inkaartii ka haysatay dhinaca xulkiisa oo ka sugayay in guulaha uu kooxda Barcelona gaadhsiiyo uu iyagana wax ka siiyo.Lautaro Martinez…

Finalka Copa America Oo La Go’aamiyay & Labo Xul Oo Waa Weyn Oo Isku

Xulka Argentina ayaa u soo baxay finalka Copa America iyagoo wajihi doona ciyaarta kama danbeysta ah xulka Brazil.Argentina waxay barbaro waqtigii caadiga ahaa la gashay xulka Colombia iyadoo 90kii daqiiqo ay ciyaarta ku dhamaatay barbaro 1-1 ah.Xiddiga Inter Milan Lautaro Martinez ayaa hogaanka u dhiibay xulka Argentina laakiin waxaa kansalay gool barbaro ah uu Colombia u saxiixay Luis Diaz.Kulanka semi-finalka ah ayaa ka dib la isla aaday rigoore iyadoo goolhaye Emiliano Martinez uu rigoorer ka beeniyay Davinson Sanchez,…

Pedri shines for Spain in the Euro 2020 semi-final against Italy

In 20 years from now, when Pedri has retired with several silver cutlery, we will probably identify July 6, 2021 as his arrival as a superstar on the global stage.When the tears have dried, the player himself should be able to look back on his performance in Spain's Euro 2020 semi-final to Italy on penalties also with pride. Against Azzurri on Tuesday night, Pedri - among world-class companies - was the most creative midfielder on the pitch. He's just old enough to visit Popworld, but all the good that his side did before…

Player rating when Azzurri reaches the final

Italy demanded penalties to reach the Euro 2020 final and defeated Spain on kicks after the match ended 1-1.The initial 45 minutes were captivating, although neither side found the net. Pedri pulled the strings for Spain and he beat Mikel Oyarzabal and Dani Olmo for his team's best chances in the half.Meanwhile, Italy looked dangerous during the break with Emerson hitting the woodwork just before the break. During the second half it was quite open and in the hour Azzurri took the game opener. The scorer was Federico…

Talyaaniga Oo Iska Xaadiriyey Finalka Euro 2020, Spain Oo Ay Ka

Xulka qaranka Talyaaniga ayaa usoo baxay finalka tartanka Euro 2020 iyagoo rikoodheyaal 4-2 ah ku garaacay Spain kulan adkaa oo lagu daray waqti dheeraad ah.Talyaaniga ayaa ciyaarta gool la hormaray waxaana daqiiqaddii 60aad u dhaliyey Chiesa, hase yeeshee Alvaro Morata oo beddel kusoo galay ayaa goolka barbarraha u keenay Spain, waxaana sidaa kusoo dhamaaday 90kii daqiiqadood ee ciyaarta iyo 30 daqiiqadood oo dheeraad ahaa oo lagu daray.Rikoodheyaal loo dhigay labada xul ayaa waxa laadkii ugu horreeyey qaatay Talyaaniga,…

MLS and Adidas debut the new LA-inspired All-Star jersey

In collaboration with Adidas, Major League Soccer launched the new All-Star Game jersey on Tuesday. The latest equipment celebrates Los Angeles, the city that will host the 2021 match on August 25 at the Banc of California Stadium with MLS vs. Liga MX. The black player jersey is intended to highlight the impact Los Angeles has on the global game and the passionate culture of local football. It has reflective details that magnify the black and gold background inspired by Hollywood glamor. The league described the jersey as…

WARBIXIN: 100kii Ciyaartoy Ee Ugu Qaalisanaa Suuqa Iibka Iyo Halka Uu

Xilli ay kooxihii dhaqaalaha badnaa ee adduunyadu ka cabanayaan lacag la’aan, haddana waxa jira naadiyo kale oo samaynaya saxeexyo waaweyn. Manchester United ayaa noqotay kooxda lacagtii ugu badnayd suuqa gelisay xagaagan, waxaanay lasoo wareegtay laacibka reer England ee Jadon Sancho. PSG ayaa ku xiga oo noqotay kooxda labaad ee lacagta ugu badan kharash garaysay, waxaanay lasoo saxeexatay xiddiga reer Morocco ee Achraf Hakimi.Labadan saxeex ayaa ah kuwa ugu qaalisan ee illaa hadda la kala iibsaday xagaagan, laakiin haddana…

Dortmund transfer news: Potential summer goals

Borussia Dortmund's ability to bounce back from the sale of its star players is well known. The latest BVB star to fly from the conveyor belt is Jadon Sancho, with the forward sealed a long-awaited move of 73 million pounds to Manchester United recently. He leaves Dortmund in his weakest position at a time, albeit with a potentially exciting future to look forward to under former Borussia Monchengladbach boss Marco Rose. A complete rebuild will not be possible with the Sancho money, but it should enable BVB to address some…