Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Bonucci & Chiellini Waxay Jaamacadda Harvard Ka Dhigi Karayaan

Tababaraha  reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey hadalladii uu hore uga sheegay labada xiddig ee difaaca Talyaaniga ee Leonardo Bonucci iyo Giorgio Chiellini, kuwaas oo uu ku tilmaamay macallimiin xilli uu ka hadlay qaab difaaceedkooda.Leonardo Bonucci iyo Giorgio Chiellini ayaa xalay hormood u ahaa xiddigii Talyaaniga u qaaday Koobka Euro 2020 oo ay rikoodheyaal ku garaaceen Ingiriiska kaddib ciyaar waqti dheeraad ah lagu daray oo ay barbarro 1-1 ah ku kala baxeen.Kulankan oo Ingiriisku gool la hormaray bilowgii…

Raheem Sterling acquired its reputation with big Euro 2020

Euro 2020 will do a lot for the careers of many different players, but no one will benefit from the tournament as Raheem Sterling.The 26-year-old participated in the competition without a doubt the biggest route in his senior career. He had undoubtedly been overwhelming at club level for Manchester City and ended the season as a bit-part player behind England team-mate Phil Foden in pecking order.Sterling had a tough year at City / David Ramos / Getty ImagesThere was a general feeling that Sterling may have passed his last…

Blues ‘active’ in the Griezmann hunt

Chelsea have been described as the 'most active' side in the hunt for Barcelona striker Antoine Griezmann this summer.While Barcelona would prefer to keep Griezmann, club officials are open to downloading the Frenchman as part of their efforts to write about Lionel Messi, whose new contract at Camp Nou will be kept until Barcelona can come under their salary cap.It is unlikely that Barcelona will keep both Griezmann & Messi / Quality Sport Images / Getty ImagesRumors of a return to Atletico Madrid have been circulating,…

Real Madrid Oo Doonaysa Mucjisadii Euro, Arsenal Oo Khad Dhexe Heshay

Everton tababaraheeda Rafa Benitez ayaa madaxda kooxdaas ku dhiirigeliyay inay lasoo saxeexdaan daafaca 30 sano jirka ah ee Kalidou Koulibaly kaas oo uu Napoli kusoo maamulay. (90min)Napoli ayaa doonaysa inay iska dirto Kalidou Koulibaly iyo khadka dhexe ee Fabian Ruiz si ay u yarayso mushaharaadka ay bixiso balse wali ma aysan helin dalab ku haboon. (Calciomercato – in Italian)Lionel Messi ayaa sii joogaya Barcelona heshiis cusubna saxeexi doona kaddib markii ay kooxdaasi horyaalka La Liga magaciisa ka diiwaan gashatay…

Talks were held about naming rights for the stadium

Tottenham Hotspur are close to a breakthrough to secure naming rights for their stadium, almost three years after it opened.Named 'Tottenham Hotspur Stadium' at the opening, the plan was for that name to be a placeholder while a multi-million pound deal was struck to sell the naming rights, but no agreement has been reached yet.Daniel Levy has been looking for a buyer for several years / Alex Burstow / Getty ImagesFinding a sponsor has taken an absolute eternity, but according to the Daily Mail, the wait for a new name may…

Muxuu Kusoo Dhammaaday Kulankii Saaxiibtinimo Ee Uu Carlo Ancelotti

Kooxda Real Madrid ayaa toddobaadkeedii ugu horreeyay ee diyaar garawga ka horreeya xilli ciyaareedka kusoo xidhatay guul ay ka gaadhay kooxda heerka labaad ee Fuenlabrada, kulanka ayaa ka dhacay xerada tababarka Real ee Valdebebas.Fuenlabrada ayaa kulankaas ciyaartay qaab daafac iyaga oo iska caabin weyn muujiyay balse Real ayaa guul 3-1 ah gaadhay kaddib goolal ay ka kala heshay Victor Chust, Martin Odegaard iyo Mariano Diaz.Qaar badan oo kamida xiddigaha waaweyn ee Real Madrid ayaan qayb ka qaadan kulankaas maadaama oo ay…

In Tokyo, the Olympics are being prepared between a state of emergency

The Tokyo Olympics start in less than two weeks, and it has been decided that most events will be held behind closed doors. For foreign athletes and journalists, it is about quarantine, even if you are 100% vaccinated. For the Japanese, of whom only 16.8% are, the goal is to minimize the risk of contamination and an explosion in the number of cases of Covid-19 in the country. The decision to refrain from spectators is a first in Olympic history. There will therefore be no one in almost all the venues for the Olympic Games…

England Iyagoo Heysta Hal Koob Oo Daxalaystay Ayay Ismoodaan Xulka Ugu

Laacibkii hore ee Talyaaniga Alessandro Altobelli ayaa sheegay inuu ku riyaaqay guushii Wembley ee ay ka gaareen England, madaama ay aaminsan yihiin inay yihiin xulka ugu fiican dunida inkastoo armaajadooda uu ku jiro hal koob oo daxalaystay.65 jirkaan oo weerarka uga soo ciyaaray Italy islamarkaana u soo saftay 61 kulan ayaa aad u faraxsanaa ka dib guushii rigoorada ay xalay Azzurri ka gaareen xulka England.“Waxay aheyd guul farxad leh oo aan ka gaarnay England” ayuu Altobelli u sheegay RAI Sport.“England waa dal aaminsan…

Liiska Dhameystiran Ee Sida Loogu Kala Guuleystay Tartanka Qaramada

Xulka Talyaaniga ayaa ku guuleystay koobka Euro 2020 ka dib markii ay rigoorayaal ku garaaceen xulka Ingariiska ciyaartii finalka ee ka dhacday magaalada Wembley ee magaalada London, iyadoo Azzurri ay koobkaan kor u qaadeen markii ugu horeysay tan iyo sannadkii 1968kii.Shabakada Laacib waxay dib u eegeysaa ku guuleystayaashii Koobka Qaramada Yurub tan iyo markii la bilaabay tartankaan sannadkii 1960kii.Euro 2020Martigeliyaasha: Yurub oo idilGuuleysatayaasha: ItalyXulkii koobka laga qaaday: EnglandEuro 2016Martigeliyaha: …

England must use penalty pain to win the World Cup 2022

55 years of wounded and still ... still ... England dreams. Everything went so well. Remember to open for two minutes. Trippier's cross, Luke Shaw's violent finish. Riot. The members intertwined as the world's greatest Twister game ever. This was not a completely fleeting highlight either. Suddenly, the best English meat is everywhere, Italy hits every other ball and worries the best midfield in the tournament. Even Giorgio Chiellini, who is approaching big matches with the relaxed confidence that normally only the…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More