Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Gallagher joins Palace on loan

Chelsea star Conor Gallagher is believed to have agreed to join Crystal Palace on loan for the coming season, despite having a medical treatment with Leeds United.The 21-year-old got a solid spell away from Chelsea last semester and made 30 appearances for a West Brom side that ended up being relegated to the championship, and everyone involved has now focused on keeping that drive going.Gallagher did well with West Brom / Marc Atkins / Getty ImagesIt had been suggested that he could stay at Chelsea, but with the competition…

Ogeysiis : Laacib Oo Hawada Soo Gilisay Naadiga Show , Qisooyin Iyo

Shabakada Laacib ayaa ugu dambeyn ku soo biirtay barta Youtube-ka waxa ayna hawada soo gilisay NAADIGA SHOW  oo Qisooyinka iyo Xaqiiqda kubadda Cagta si gaar ah uga hadlayaFadlan nagula soo biir  NAADIGA SHOW oo Subscribe inoo saar muhiim ayay inoo tahay dhiira gilintaada , waxaan xooga sareynaa soo gudbinta sheekooyin gaar oo waqti la giliyay 

Bayern transfer news: Robert Lewandowski future update

Bayern Munich president Herbert Hainer has stated that striker Robert Lewandowski will not leave the club this summer and expects the Polish superstar to remain at the Allianz Arena for the rest of his contract - at least.Lewandowski has been the best striker in the world in recent years and has scored 294 goals in 329 games since joining Bayern as a free agent in 2014. The record has included a staggering 103 goals in just 87 games in the last two seasons.The 32-year-old has been linked with Chelsea and Manchester City in…

Ha Ii Keenina!! – Tababare Ronald Koeman Oo Ka Dhaartay Saxeexyada

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa lagu soo warramayaa inuu diidmo qayaxan kaga hortagay laba kamida xiddigaha kooxdiisa lala xidhiidhinayo gudaha suuqan 2021.Saxeexyo cusub oo ay Barcelona samayso wakhtigan ayaa ah wax ay adagtahay in la sawirto marka la eego xaqiiqada ah inay xataa awoodi waayeen inay afar saxeex oo ay sameeyaan diiwaan gashadaan.Sergio Aguero, Memphis Depay, Eric Garcia iyo Emerson Royal ayaa dhammaantood ah kuwo aan la diiwaan gelin walow ay saddex kamid ahi qaab bilaasha ku yimaadeen si…

Arsenal Oo Weeraryahan Heshay, Liverpool Oo Da’yar Kale Ka Tagay &

Paris St-Germain ayaa furtay wadahadalada ay Paul Pogba kula wareegi karto suuqa xagaagan amaba xilli ciyaareedka dambe markaas oo uu xor noqon doono. (Athletic, subscription required)United ayaa isku diyaarinaysa dalab Pogba uga yimaada PSG waxaana ay dalban doonaan 45 Milyan oo pound. (Eurosport)Arsenal ayaa daafaceeda midig ee Hector Bellerin doonaysa inay kusoo bedelato weeraryahanka Inter Milan ee Lautaro Martinez. (Football Insider)Chelsea ayaa lala xidhiidhinayay saxeexa 32 sano jirka Bayern Munich ee Robert…

Leicester Award for James Maddison

Leicester are only expected to consider offers in excess of £ 70 million this summer to attack midfielder James Maddison, who is a player that Arsenal have been interested in.Maddison has a long-term contract with the Foxes until 2024, which he only signed last summer, which means that Leicester are not under pressure to sell unless the offer is too good to refuse.Arsenal are in the middle of a big squad overview and 90 minutes revealed in mid-June that two midfielders, a full-back, center-back and goalkeeper are priority…

Man City presents new 2021/22 away kit

Manchester City have presented their new away kit for the upcoming 2021/22 season, where water plays an inspiring role in the design.City's charity, Cityzens Giving, uses football to raise awareness and access to safe water around the world, and this new kit has been manufactured to increase that cause.It's here! ?Our new away kit celebrates football as a force for good. @pumafootball, #CityzensGiving and @XylemInc join forces to address water challenges around the world through the power of football. SHOP NOW??…

WAR BUUXA: Masuul Borussia Dortmund Ah Oo Meel Saaray Wararka Erling

Ninka dhawaan noqon doona agaasimaha ciyaaraha kooxda Borussia Dortmund ee Sebastian Kehl ayaa shaaca ka qaaday go’aanka kooxdaas iyo halka ay ka taagan yihiin inay gudaha suuqa xagaagan iska iibiyaan weeraryahan Erling Haaland.Haaland ayaa saaxada ugu sarreysa ee kubadda cagta kasoo dhalaalay xilli ciyaareedkii 2019-20 isaga oo kooxda RB Salzburg 16 gool ugu soo dhaliyay 14 kulan oo horyaalka ah sidoo kalena Champions League kasoo dhalaalay.Kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa bilaabay in lala xidhiidhiyo saxeexiisa gaar ahaan…

Progress in the Grealish endeavor

Manchester City are moving forward with their attempt to sign Jack Grealish and believe the Aston Villa captain wants to join them this summer.City are in talks with Villa over a deal for the England international and hope to bring him to the Etihad Stadium for less than £ 100 million.It is unclear what homeowners Wes Eden's and Nassef Sawiri's exact valuation of Grealish is, with both owners previously hoping the 25-year-old could be persuaded to stay at Villa Park with the lid on a bumpy new contract.But 90 minutes have…

Messi Oo Soo Cago Dhigtay Magaalada Barcelona, Heshiiskiisa Cusub Ee

Xiddiga ree Argentina ee Lionel Messi ayaa ugu dambayn ku laabtay magaalada Barcelona si uu heshiis cusub ugu saxeexo Barca, heshiiskii Messi ee kooxdaas ayaa dhacay bishii hore ee June balse ahaa mid ku mashquulsan Copa America iyo fasaxiisa xagaaga intaas.Maamulka sarre ee Barcelona ayaa ahaa kuwo kalsooni weyn ku qabay in Messi uu heshiis cusub u saxeexi doono, haatan ayuu kusoo laabtay magaaladaas si uu toddobaadka dambe u saxeexo heshiiska cusub sida uu sheegayo wargeyska Sport.Messi ayaa ahaa mid mushahar ahaan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More