Khayre oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ka raalli-geliyay
Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa xalay hoygiisa ugu tagay Hoggaamiyaha Xisbiga…
Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa xalay hoygiisa ugu tagay Hoggaamiyaha Xisbiga…
Hoggaamiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka oo ay kujiraan madaxweyneyaal hore, Wasiiro, iyo Diblomaasiyiin ayaa si wadajir ah u diiday in Xasan Cali Kheyre kaqaybgalo…
Maanta oo Sabti ah kuna beegan 21-ka November 2020 waxaa Magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka wadatashiga Midowga Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya Doorashada 20/21…
Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee loosoo gaabiyo WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya…
Dowladda Uganda & Militariga Soomaaliya ayaa wadajir gacanta uga haya ammaanka Magaalo Xeebeedka Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo dhanka kale ah…
Warbaahinta ku hadashay ismaamulka Amxaarada ayaa baahisay in xalay dhowr Gantaal lagu garaacay Magaalada Bahir Dar oo Caasimad u ah ismaamulkaas, inkasta…
Guddiga Difaaca Golaha Amniga Qaranka ee Kuuriyada Koofureed ayaa maanta oo Jimco ah ogolaaday in waqti kordhin loo sameeyo askarta Xukuumadda Seoul…
Magaalada Muqdisho waxa ay martigelineysaa dhoolatus Siyaasadeed oo ay murqadooda ku tijaabinayaan musharixiinta daneyneysa doorashada 20/21, kadib kulamo kala duwan oo dalka…
Sawir hore DG Galmudug ayaa ku guuleysatay in ay kala qaado maleeshiyo beeleed dagaal ku dhexmaray Deegaanno hoostaga Xananbuure & Caabudwaaq iyo…
Saiwr hore 8-dii, dhowr iyo toban Daqiiqo saakay waxa uu qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax…
Guddiga KMG ah ee Golaha Shacabka BFS u wakiishay warbixin kasoo diyaarinta Xaaladda Covid-19 ee Soomaaliya, tallaabooyinka la qaaday & dabagalka deeqihii…