Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,536 Articles

Chelsea Oo Bar-Tilmaameedyo Cusub Ka Yeelatay Suuqa, Heshiis 100

Kooxda Chelsea ayaa diyaar u ah inay af-duubato heshiiska ay Manchester City ku doonayso kabtanka Aston Villa ee Jack Grealish xilli ay warar Talyaaniga kasoo baxayaan sheegayaan in kooxdaasi bar-tilmaameedyo cusub ka yeelatay suuqa.Blues ayaa weeraryahan dhexe muhiimadooda koowaad u doortay xagaagan waxaana liiska ay doonayaan ku jira Erling Haaland, Romelu Lukaku iyo Robert Lewandowski.Xaqiiqada ah in Borussia Dortmund ay 160 Milyan oo pound ku doonayso iibka Haaland ayaa ah mid caqabad ku ah Chelsea gaar ahaan iyadoo la…

Kounde bid planned after the Varane deal

Manchester United are close to hiring Real Madrid center-back Raphael Varane, who they hope will be able to work with Sevilla's Jules Kounde next season.Ole Gunnar Solskjaer is looking for a long-term partner for Harry Maguire and had originally thought about 22-year-old Kounde, only to change his focus to Varane when it became clear that the Frenchman wanted to leave Real.United are close to signing Varane / Quality Sport Images / Getty ImagesIt seemed as if United's mind was determined, but according to the Daily Mail,…

Turkish lessons are proving to be in style in Rwanda

Turkey's Yunus Emre Institute, in collaboration with the University of Rwanda, has started offering Turkish courses. The classes, which started on July 5, have received a great deal of attention from students, according to Turkey's envoy to Kigali, Burcu Çevik. '' It was planned that the courses would be held both as personal and online lessons. But due to the latest COVID-19 measures introduced in Rwanda, all classes need to be changed to online at the moment, Çevik said in a virtual interview.…

“Dhakhtar Cilmi-nafsi Ah Ayaan La Hadlay Si Aan Akhlaaqaddayda U

Xiddiga Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa qirtay in uu la tashaday dhakhtar cilmi-nafsi ah si uu u hagaajiyo akhlaaqaddiisa oo mararka qaarkood ay dadku saluug ka muujiyaan, gaar ahaan waqtiyada uu garoonka ku jira iyo xilliyada ay tababareyaashiisa wada-hadlayaan ba.Lautaro Martinez oo xagaagii hore si weyn loola xidhiidhinayay Barcelona ayaa ku negaaday kooxdiisa isagoo kula guuleystay horyaalka Serie A.Laakiin 23 jirkan ayaan si buuxda ugu qanacsanayn bandhiggiisa garoomada, sababtoo ah tirada kaadhadhka digniinta ah…

Tunisian troops surround the parliament, block speakers

Tunisian troops surrounded the country's parliament and blocked its speakers from entering after the president suspended the legislature and fired the prime minister following nationwide protests over the country's economic problems and the virus crisis. Protesters celebrated President Kais Saied's decision late Sunday night, but his critics accused him of using a force that threatens Tunisia's young democracy. Chief among them was Parliament spokesman and head of the Ennahdha movement, Rached…

FARI KAMA QODNA! Qorshaha Manchester United Ee Suuqa Iibka Oo Aanay

Manchester United ayaa isku diyaarinaysa in ay u dhaqaaqdo difaaca kooxda Sevilla ee Jules Kounde isla marka ay dhamaystirto saxeexa Raphael Varane oo ay u dhowdahay dhamaystirkiisa.United ayaa lagu soo warramayaa in ay qarka u saaran tahay Varane oo ay wada-xaajoodyo meel fiican maraya ku wada jiraan Real Madrid, laakiin Ole Gunnar Solskjaer ma doonayo Varane oo kaliya, waxaanu qorshihiisu yahay in uu kusii jiro suuqa iibka oo uu kasoo qaato laacib kale.Tababaraha reer Norway ayaa rumaysan in haddii ay kooxdiisu doonayso in…

“This pandemic has exposed vulnerability

South Africa has announced a contract with Pfizer-BioNTech laboratories to produce its anti-Covid-19 vaccine on site, while the continent is far behind the rest of the world in the vaccination race. In addition to the current pandemic, the long-term goal is therefore to develop the vaccine industry in future pandemics. Doctor Anissa Boumlic-Courtade, a member of the board of the African Vaccine Manufacturing Initiative (AVMI), is a guest at RFI. .

Xiddigii Liverpool Raadinaysay Ee Franck Kessi Oo Warka U Caddeeyey

Liverpool ayaa lala xidhiidhinayaa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara AC Milan ee Franck Kessi oo qandaraaska uu kula jiro kooxdiisa ay ka hadhsan yihiin wax ka yar 12 bilood. Laacibkan ayaa kusoo baxay liiska xiddigaha ay Liverpool u doonayso inay ka dhigato beddelka Gini Wijnaldum oo si bilaash ah ugu wareegay PSG.Xiddiga reer Ivory Coast ayay AC Milan isku fahmi la’ yihiin heshiis cusub xilli uu qandaraaskiisa horena ku eg yahay June 2022, waxaanay kooxda Talyaanigu ka baqaysaa in uu si bilaash ah uga tago sidii Donnarumma…

“Waa Kuma Xiddiga Uu Klopp Ugu Jecel Yahay? Adiga Iyo Matip Kee Qurux

Khadka dhexe ee kooxda Liverpool ee Fabinho ayaa banaanka keenay xogo aan laga ogayn qolka labiska kooxdiisa sida ciyaaryahanka uu ugu jecel yahay tababare Jurgen Klopp iyo isaga oo ku maadsaday saaxiibkiisa daafaca ee Joel Matip.Xiddiga boosaska badan ka dheeli kara ayaa haatan qaadanaya fasaxiisa xagaaga kaddib markii xulkiisa Brazil lagaga guuleystay Final-kii Copa America.Fabinho oo cadceedsanaya isla markaana dhinac jiifa barkad uu wakhti ku qaadanayay ayaa bartiisa Instagram kaga codsaday shaqsiyaadka ku xidhan inay…

The Tunisian president is accused of “coup” after

The Tunisian president fired the government and froze parliament on Sunday, prompting crowds to fill larger cities in support of a move that dramatically escalated a political crisis but called his opponents a coup. President Kais Saied said he would take over the executive branch with the help of a new prime minister, in the biggest challenge so far for the democratic system that Tunisia introduced in a 2011 revolution. Lots of people quickly flooded the capital and other cities, cheering and honking…