AKHRISO: Kala Sarreynta Ballon d’Or Ee Maanta, Haddii Messi

Waxa lasoo saaray qiimaynta iyo fursadaha kala duwan ee maanta loo kala haysto abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan 2021 xilli ay tartamada caalamiga ahi bedeleen wax badan oo ku saabsan kala sarreynta qaabkii kubadda cagta heer kooxeed kusoo dhammaatay.Sababta ugu weyn ee qiimaynta cusub maanta loosoo saaray ayaa ah in kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi uu kusoo guuleystay xalay koobkiisii ugu horreeyay ee caalami ah isaga oo Copa America lasoo hantay.Kala sarreyntan ayaa ah mid uu sida cidkasta filan karto maanta…

Patrice Talon promises to limit himself to two terms

Elected on April 11, the President of Benin promises to resign in 2026 at the end of his current term. Patrice Talon made this commitment to several African civil society organizations, such as Togo Debout and Tournons la page, this Saturday 10 July. "The terms of office should be limited," said Patrice Talon. When you weigh…

Waa Kuma Xiddiga Ingiriiska Ah Ee Roberto Mancini Uu Sida Gaarka Ah

Roberto Mancini ayaa ciyaartoyda xulkiisa Talyaaniga uga digay hal ciyaartoy oo ka tirsan xulka qaranka England, kaas oo uu u sheegay inay taxadar dheeraad ah ka yeeshaan, isla markaana aanay wax fursad ah siinin.Talyaaniga oo aan laga badinin 33kii ciyaarood ee ugu dambeeyey dhamaan tartamada ayaa finalka Euro la ciyaaraya xulka England oo markii u horreysay muddo 55 sannadood ah yimid finalka.England ayaa hal gool oo kaliya laga dhaliyey intii uu socday tartanka Euro, waxaanay soo garaaceen Germany, Ukraine iyo Denmark ka…

What to keep from Estates General?

The curtain fell this Saturday, July 10, in Kinshasa on the third day of the States General on Mines in the Democratic Republic of Congo. They make up the bulk of the country's exports, but do not earn enough in the treasury. More than a hundred recommendations came out of this meeting, written by the hundred participants, the authorities and the managers of mining companies, to make the mining sector…

Lionel Messi & Neymar Oo Abaalmarintii Ugu Weyneyd Copa America

Go’aan aan hore looga baran ayay gaareen xiriirka kubada cagta Latin America ee loo yaqaano CONMEBOL iyagoo ku dhawaaqay in kabtanka Argentina Lionel Messi iyo xiddiga Brazil Neymar inay kuwada guuleysteen abaalmarinta Xiddigii ugu fiicnaa koobka Copa America oo ay Argentina ku guuleysatay.Argentina ayaa ciyaartii finalka ee Copa America waxay garoonka Maracana ku garaacday Bazril iyagoo koobka qaaday markii ugu horeysay muddo laga joogo 28 sannadood, waxayna uga mahadcelinayaan gool uu u saxiixay Angel di Maria.Laakiin…

the hunt for a policewoman suspected of homicide

It is a hunt that keeps Kenya in suspense. Police officer Caroline Kangogo has been wanted by her colleagues for seven days now. She is suspected of having shot two men to death on July 5 and 6. The 34-year-old has been on the run since then. The Kenyan authorities may well have mobilized significant human resources, Caroline Kangogo is still traceable to this day.…

Argentina Oo 28 Sano Ka Dib Ruxday Copa America , Brazil Ayay Ka

Argentina ayaa 28 sano ka dib waxa ay ku guuleysteen Coppa America iyaga oo Brazil oo koobkaan ilaalsaneysay uga badiyeen hal gool ,Sheekada labada qeyb : Brazil ayaa nasiinada loogu diray hal gool oo nadiif ah waxa ayna saaxibada Neymar ka sheegteen in kubadda soo dhisaan xilli Argentina daafac ahaan ay aad u wacnayeenGoolka Brazil waxaa qaladka iska leh goolhayaha oo si ka bad badis ah banaanka uga soo baxay waxaana si cajiib ah uga dalqaaday Di Maria xilli daafacana ay qeyb yihiin, waxa uuna goolkaas dhashay daqiiqadii…

Italy vs England: 5 important battles

It's almost over us. On Sunday night, the eyes of the whole world will be on Wembley, as two of the best teams in Europe go toe to toe under the famous arch. The winners of this duel will claim the biggest prize available on the continent: the European Championship trophy. The two countries that will fight in the English capital are none other than England and Italy, both hoping to either take football home or take it back to Rome. This finale is one of the most anticipated glasses in recent history, after we all had to…

How to Lose Weight Fast: 35 Science-Backed Tips

By the time you finish this sentence, you could have burned 100 calories. Well, that's only if you knew about these essential secrets for how to lose weight fast, that is. We know that shedding unwanted pounds used to mean giving up your favorite foods, logging hours at the gym, and being hungry (and hangry) all the time. Fortunately, dropping a dress size (or two) doesn't have to be that complicated or torturous. Sure, losing any significant amount of weight…