Joornaaliiste Xaqiijiyay In Messi, Neymar Iyo Mbappe Ay Isla

Neymar ayaa xalay war weyn ka sheegay warbaahinta ka dib guushii uu ku hogaamiyay PSG ee Champions League isagoo labo gool ka dhaliyay Manchester United.28 jirkaan ayaa sheegay inay qasab tahay inuu xilli ciyaareedka soo socda ka garab ciyaaro Lionel Messi.Taasina lama micno ahan in Neymar uu doonayo inuu dib ugu laabto Blaugrana laakiin waxay u muuqataa in Lionel Messi uu ku sii jeedo caasimada Faransiiska.Ka dib hadalkii Neymar ee xalay, Joornaaliisraha RMC Sport ee lagu magacaabo Daniel Riolo ayaa shaaca ka qaaday inuu…

Madaxweynaha KMG Barcelona Oo Ka Qoomameynaya Inuusan

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Barcelona ayaa ku amaanay ciyaartoyda inay badbaadiyeen xilli ciyaareedkooda ka dib markii ay ogolaadeen mushahar dhimis laakiin wuxuu qirtay inuu ka qoomameynayo inaysan iibinin Lionel Messi xagaagii la soo dhaafay.Carles Tusquets ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in sida kaliya uu Neymar ugu soo laaban karo Camp Npu inay tahay haddii uu ku imaanayo si bilaash ah madaama ay kooxda dhaqaale darro xoogan heyso.Ciyaaryahanadda Barca ayaa ogolaaday mushahar dhimis weyn xilli ciyaareedkan iyagoo…

dialogue with jihadists “ongoing” as a “continuation of military action”

Malia's Prime Minister for the transition, Moctar Ouane, gives an exclusive interview to RFI and France 24. He answers questions from David Baché (RFI) and Marc Perelman (F24) on the militarization of the transition, the establishment of the National Transitional Council, negotiations with terrorist groups, conflicts between the municipalities in the center, accusations of abuse by the Malian army and the…

10 indicators you might be hooked on carbohydrates

When you've got beforehand struggled with weight acquire, there's a good likelihood that you could be be "delicate to carbohydrates". So what does this imply precisely? You might be shocked to search out out that it exists sidPeople who find themselves delicate to carbohydrates expertise an extreme physiological response to sugar and carbohydrates. They get intense cravings for starch and sweets, or a voracious urge for food that results in overeating and ends in simple fats storage. Sure, having such a robust response to…

Gabar Soomaali Ah Oo Ku Socoda Inay Garsoore Ka Noqoto

Gabadha Soomaaliyeed Jawahir Roble ayaa taariikh dhigtay labo sannadood ka hor iyadoo noqotay gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah oo garsoore ka noqoto kulan kubada cagta ah dalka UK.Gabadhaan oo loo yaqaano JJ ayaa ah garsoore rasmi ah oo shahaado ka heysata xiriirka kubada cagta Ingariiska.Waxay haatan ku riyooneysa inay garsoore ka noqoto horyaalka Premier League iyo Champions League.Jawahir ayaa iyada qoyskeeda waxay u guureen UK markii ay 10 sanno jir aheyd.Waxay haatan heysaa wadadii ay ku noqon laheyd gabadhii ugu…

Habeenkii Ay Watford 3-0 Ka Badisay Liverpool Ayuu Calool

Xaaska Kiko Femenia oo lagu magacaabo Elina Ortiz ayaa dhashay gabar sagaal bilood ka dib markii uu xiddiga reer Spain ka caawiyay Watford inay 3-0 ku dubtaan Liverpool oo marti ku aheyd Vicarage Road.Reds ayaa garoonkaan booqatay iyagoo wata rikoodh bilaa guuldarro ah iyagoo soo badiyay 26 kulan islamarkaana barbaro gal hal kulan 27 kulan oo Premier League ah oo ay markaas ciyaareen.Laakiin kooxda tababare Nigel Pearson ayaa gaartay natiijo lama filaan ah iyadoo Femenia oo 29 sanno jir ah uu dhameystay 90ka daqiiqo.Waqtiga…

“PSG Uguma Biirin Inaan Ka Ciyaaro Europa League” –

Neymar ayaa sheegay inuusan uga tagin Barcelona uguna biirin Paris Saint-Germain inuu ka ciyaaro Europa League ka dib uu sarre u qaaday fursada ay kooxdiisa u heysato inay u soo baxdo wareega 16ka Champions League.PSG iyada ayay ka go’an tahay haatan inay u soo baxaan wareega xiga ka dib markii Neymar uu ku hogaamiyay guul 3-1 ah oo ay ka gaareen Manchester United oo xalay marti loogu ahaa Old Trafford.United ayaa kaliya u baahneyd barbaro si ay ugu soo gudbaan wareega 16ka laakiin haatan halis ayaa la geliyay ka dib markii…

Maxay U Baahan Tahay Manchester United Si Ay Ugu Soo Baxdo

Guuldaradii Manchester United ka soo gaartay Paris Saint-Germain xalay ayaa halis geliyay rajadooda inay u soo baxaan wareega 16ka Champions League laakiin ma ahan qasaaro weyn.Kooxda Ole Gunnar Solskjaer la geliyay group-ka geerida markii isku aadka la sameeyay bishii October laakiin markii ay garaaceen PSG iyo RB Leipzig labadii kulan ee ugu horeysay ayaa ka dhigtay inay ugu cadcad yihiin inay soo baxayaan.Musiibo ayaase soo wajahday markii ay guuldarro ka soo gaartay kooxda Istanbul Basaksehir laakiin waxay badiyeen…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More