Boat with 200 sinks in Nigeria, dozens missing

Dozens of people are missing after an overloaded boat with about 200 passengers sank on Wednesday in the Niger River in the northwestern state of Kebbi. The boat left central Niger State and was on its way to Kebbi when it split and sank, said Abdullahi Buhari Wara, Ngaski District Administrative Manager. The wooden boat had about 200 passengers on board, while previous reports say 160. "Bodies are still recovering. We cannot determine the number at this time," said Yahaya Sarki, a spokesman for the…

a massacre committed by Eritrean soldiers in

In Ethiopia, the Tigray conflict continues. Our special envoy was able to document a massacre perpetrated by the Eritreans, who in this conflict are fighting alongside the Ethiopian Federal Army. With our special correspondent in Goda, Sebastien nemethTigray, this region of northern Ethiopia, has been plagued by violence since…

War Cusub Oo Kasoo Kordhay Dhaawacyada N’Golo Kante Iyo Edouard Mendy

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa war wanaagsan ka heshay labadeeda ciyaartoy ee N’Golo Kante iyo Edouard Mendy oo kusoo laabtay tababarka gellinkii dambe ee maanta, xilli ay kooxdu isku diyaarinayso finalka Champions League ee ay Sabtida wada ciyaari doonaan Manchester CtiyXarunta tababaraha Chelsea ee Cobham ayay maanta iska soo xaadiriyeen Kante iyo Mendy, waxaanay taasi soo noolaysay rajada kooxda ee ah in labadan ciyaartoy ay usoo laaban karaan kulankaas muhiimka ah.Kante ayaa dhaawac muruqa ah ku seegay ciyaartii Aston…

Rebel Wilson reveals exactly how she lost 60 pounds

Rebel Wilson has lost a staggering 60 pounds in the last year, and she's not shy about sharing how she did it. In a new interview, the actor, who plays in the upcoming film Almond and seahorse, reveals the exact changes she made to lose weight - and her plan is surprisingly easy to follow. Read on to discover how Wilson lost weight and keeps it off. And for more information on how your favorite stars are going down, check out Pioneer Woman Ree Drummond reveals…

XASAASI: Wixii Uu U Sheegay Madaxweyne Joan Laporta Tababare Koeman

Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa la xusayaa inuu tababaraha kooxda ee Ronald Koeman u sheegay inuu raadinayo tababare cusub oo isaga bedelkiisa noqda.Laporta ayaa la xusayaa inuu tababaraha Dutch-ka ah weydiistay inuu siiyo mudo 15 maalmood ah si uu usoo xusho tababare cusub.Warbixintan ayaa ah mid ka imanaysa wargeyska TV3 walow uusan xusin tababarayaasha bedelka u noqon kara Koeman, waxa jira macalimiin lala xidhiidhinayo jagadiisa.Wakiilka Koeman ee Rob Jansen ayaa kasoo baxay Salaasadii xalay ahayd…

Joojiya Sancho Oo Keena….- Xiddiga Ay Ciyaaryahanadda Man United Sida

Manchester United ayaa suuqii xagaaga ee sanadkii hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Jadon Sancho waxaana la filayay inay Borussia Dortmund kala soo wareegi doonaan walow ay iska diideen inay bixiyaan lacagtii lagu heli karayay.Xagaaga sanadkan ayaa la filayaa inay sidii hore wax iska bedeli doonaan oo ay kooxdaasi samayn doonto saxeexa Jadon oo markan 75 Milyan oo pound lagu heli karo halka uu xagaagii hore 120 Milyan oo pound ka ahaa.Man United ayaa xagaaga sanadkan sidii hore uga soo jiidasho badan Sancho sababtoo ah…

several dead in Bujumbura after attacks in

Bujumbura was hit by several simultaneous grenade attacks early on Tuesday evening, May 25, targeting three bustling bus stops and sowing panic in a city that had not seen such attacks in several years. The sources speak of two to seven victims and dozens injured. These explosions took place over a period of five minutes on a…

Drinking This Doesn't Actually Increase Your Cholesterol,

Whether you use it to dunk cookies or pour it in your coffee or tea, drinking milk is part of many Americans' daily routines. And fortunately, that may not be a problem for people struggling with high cholesterol after all. A new study conducted by researchers at the University of Reading and published in the May 2021 volume of the International Journal of Obesity reviewed the milk consumption of 1,904,220 adults. Among these individuals, those who had a specific genetic variation associated with the consumption of milk…

Mali’s interim leaders arrested in the second military

Mali will form a new government after the country's interim president and prime minister's resignation as part of a mediation effort on Wednesday, after they were arrested in a blatant second military coup in nine months, a top aide said. President Bah Ndaw and Prime Minister Moctar Ouane, tasked with directing the return to civilian rule after a coup last August, had been held since Monday and resigned "before the mediator," said Baba Cisse, special adviser to junata boss Assimi Goita. Cisse said…

Muxuu Yahay Xifaaltanka Gaarka Ah Ee Caawa Ka Dhaxeeya Edinson Cavani

Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Edinson Cavani ayaa qaab adag uga hadlay tababarihiisii hore ee Unai Emery oo ay caawa iskaga hor iman doonaan kulanka Final-ka Europa League.Markii ay wada joogeen labada xirfadle kooxda Paris Saint-Germain ayay ahaayeen kuwo uusan ka dhaxayn xidhiidh aad u fiicani iyadoo markaa uu Cavani waayay darajadiisii weeraryahan heer sarre ah kaddib imaatinkii Neymar iyo Mbappe.Mid kamida waxyaabaha uu ku liito Emery xirfadiisa tababarenimo ayaa ah maamulka xiddigaha waaweyn, Villarreal iyo…