African culture: the June meetings

Where will the most important meetings in African culture take place in June in digital form or face to face? Here are 21 suggestions. Do not hesitate to send us your "essentials" to fipageculture@yahoo.fr. From 1 to 6 June, the second edition of Wekré, the market for contemporary art in Ouagadougou, will be held under the theme Cross-country skiing. Among the…

Former Libyan minister Bashagha urges the government not to do so

Libya's caretaker government should not delay the planned elections in December, as the war-torn country seeks to return to peace and security, Libya's former interior minister Fathi Basgagha said on Wednesday. In an interview with Agence France-Presse (AFP), Bashagha, who left the government in March but is still an influential figure, said he was only "still thinking" about a possible presidential election. He said that ten years after the overthrow of Moammar Gadhafi and with UN-sponsored peace…

SADDEX Xiddig Oo Isku Weydaaranaya Real, PSG & Juve, Laba Ciyaartoy Oo

Real Madrid ayaa lasoo saxeexanaysa weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo 22 jir ah, waxaanay PSG booskiisa ku biixn doontaa Cristaino Ronaldo oo 36 jir, ayna ka qaadan doonto Juventus, taas oo iyadana la siin doono Mauro Icardi oo 28 jir ah oo ku laaban doona Talyaaniga. (Lacazette)Real Madrid ayaa la xidhiidhay Jose Mourinho toddobaadkii tegay ka ho rintii aanay magacaabin Carlo Ancelotti. Mourinho oo dhowaan qandaraas u saxeexay Roma ayaa iska diiday in uu ku laabto Madrid. (Telegraph)Rajadii Chelsea ee ahayd in…

Haddii Aad Is-leedahay Waxaad Ka Fiicnaan Kartaa Ronaldo Iyo Messi,

Weeraryahanka reer France ee Klian Mbappe ayaa rajaynaya in koobkii Adduunka ee uu ku guuleystay 2018 uu ku darsado Euro 2020 oo uu xulka qarankiisa ku hoggaamiyo, laakiin waxa uu ogsoon yahay in jid-dheer ay u marayaan hanashada koobkan.Paris Saint-Germain ayuu xiddigeedani rumaysan yahay, in loo baahan yahay in yool la yeesho oo diiradda lagu jeediyo hal meel, taas oo uu tibaaxay in ay ka caawin karto in ay ku guuleystaan.22 jirkan oo waraysi siinayey Esquire, ayaa yidhi: “Kubadda heerkeedu sarreeyo, qofna meel kuuma…

Muse Bihis Kulmiye on the verge of winning Somaliland’s local votes

Muse Bihis Kulmiye on the verge of winning Somaliland's local votes HARGEISA, Somalia - The ruling Kulmiye party is on the verge of winning a majority in Somaliland's parliamentary and civic votes, based on the results released by the region's electoral commission . For the first time in history, at least 1 million voters got a chance to vote for their leaders in the secessionist region of…

Chelsea Oo Guul-darro Kasoo Gaarey Suuqa Iibka & Xiddigii Ugu Weynaa

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa jug weyni kasoo gaadhay suuqa iibka ciyaartoyga, waxaana dhabarka u jeediyey laacibkii ugu weynaa ee ay doonayeen in ay soo iibsadaan xagaaagan.Chelsea ayaa markii ay ku guuleysatay tartanka Champions League, waxay calaamadsatay saddex ciyaartoy oo Thomas Tuchel uu doonayey in uu kusoo kordhiyo safkiisa, kuwaas oo lacagtoodana uu ka helay Roman Abramovich oo qalinka ku duugay 200 milyan oo Gini oo saddexdaas ciyaartoy uu ku keeni Stamford Bridge.Weeraryahanka reer Belgium ee Romalu Lukaku…

Somalia defends its relationship with Djibouti

Somalia defends its relationship with Djibouti MOGADISHU, Somalia - The Somali federal government has cleared doubts that her relationship with Djibouti may have been severed, following a series of incidents involving Mogadishu and Djibouti, in particular Kenya's strained relationship with the Horn of Africa. In February, a Djibouti committee sent by IGAD freed Kenya from alleged interference in…

Muxuu Ahaa Rikoodhka Xun Ee Benzema Looga Diiwaangeliyey Kulankii

Karim Benzema ayaa kulankiisii ugu horreeyey u saftay xulka qaranka France muddo lix sannadood ku dhow, waxaanu kusoo bilowday ciyaartii saaxiibtinimo ee Arbacadii ay 3-0 ku karbaasheen Wales, taas oo u ahayd mid farxad badan.Weeraryahankan ayaa lagu daray xulka qaranka France ee tartanka Euro 2020 ka qayb-gelaya, waxaanay taasi soo afjartay caydhintii lagaga sameeyey xulka qaranka markii ay soo baxday fadeexaddii cajaladda galmo ee laga duubay Valbuena sannadkii 2015.Benzema ayaa kusoo garab bilowday Kylian Mbappe iyo…

Kevin De Bruyne Oo Dhaawac Ku Seegaya Furitaanka Euro 2020 Iyo

Kevin de Bruyne ayaa seegi doona kulanka waddankiisa Belgium uu ku furanayo tartanka Euro 2020 ee ay ka hortegi doonaan waddanka Ruushka, kaddib dhaawacii kasoo gaadhay wajiga finalkii Champions League, markaas oo uu ka jabay sanqaroorka iyo lafta isha agteeda.Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa xaqiijiyey, in Kevin de Bruyne aanu qayb ka noqon doonin kulanka ay RUushka la ciyaari doonaan, laakiin ay kulamada xiga u xidhi doonaan ‘weji-ilaaliye’ u qarin doona sanka iyo indhaha agtooda ee uu dhaawacu ka…

Arsene Wenger Oo Magacaabay Waddanka Ku Guuleysanaya Koobka Euro 2020

Tababarihii hore ee Arsene ee Arsene Wenger ayaa magacaabay waddanka ugu cad-cad ee  ku guuleysan doona tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ee toddobaadka dambe bilaabmi doona.Arsene Wenger oo ka tirsan masuuliyiinta FIFA, isla markaana ciyaaraha ka falanqeeya telefishanka beIN Sports oo uu ka tirsan yahay khubaradiisa ayaa waxa uu rumaysan yahay, in laacib ciyaaraha caalamiga ahaa  ka maqnaa sannado badan balse dib usoo noqday uu isbeddel ku samaynayo sidii ay markii hore ahayd awoodaha qaramada Yurub ee ku loollami doona…