US Provides Somalia with Humanitarian Support and Fights Al-Shabaab

US Provides Somalia with Humanitarian Support and Fights Al-Shabaab MOGADISHU, Somalia - The United States has once more reassured the Somali federal authorities of unsolicited assist, arguing that the problems dealing with the Horn of Africa nation are of nice concern to Washington given the mutual partnership between the 2 nations. US Ambassador to Somalia Larry Andre mentioned Washington is…

Somali ambassador meets with Serbian inside minister

Belgrade, Serbia - (Axadle) - Somali Ambassador to Belgrade, Mohamed Abdullahi, has held talks with Serbian Interior Minister Aleksandar Vulin following a courtesy go to to the Interior Ministry's headquarters in Belgrade . Amb. Abdullahi says he had a constructive assembly with Minister Vulin, the place he mentioned methods to strengthen cooperation between Somalia and Serbia. He says their assembly had centered on safety cooperation and coaching, the place he stated could be very vital for…

Puntland oo xukun dil ah ku riday nin loo haysto dilka taliyihii saldhigga Qardho

Khamiis, Luulyo, 7, 2022 (AX) - Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday Mustafe Cabdirisaaq Cusmaan oo loo haysto inuu dilay taliyihii saldhigga Booliiska degmada Qardho, marxuum dhamme Cumar Hiirad Kaatum.Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland oo kiiskaan gacanta ku haysay, ayaa sheegtay in ninkani uu qirtay inuu dilay taliyaha. Waxay maxkamaddu sidoo kale xukun saddex sano oo xabsi ah ku riday labo eedeysane oo la socday gacan ku dhiiglaha, kuwaas oo lagu kala magacaabo, Cawil Muxyadiin Nuur, iyo Cabdiqani Axmed…

Gobaladda Waqooyi iyo Itoobiya oo ka heshiiyay qiimaha qaadka iyo arrimo kale

Khamiis, Luulyo, 7, 2022 (AX) - Xukuumadaha Gobaladda Waqooyi iyo Itoobiya, ayaa ku heshiiyay in qiimaha qaadka iyo khudaarta lagu celiyo sidoodii hore, waxa kale oo ay ka wadahadleen dekedda Berbera balse war rasmi ah kama soo saarin.Wafti ay horkacayeen Wasiirka Gaadiidka iyo Saadka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges iyo La-taliyaha Amniga Qaranka Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya, mudane Redwan Hussien, oo safar aan la shaacin Hargaysa ku yimid Arbacadii, ayaa xukuumada Gobaladda Waqooyi kala heshiiyay qiimaha qaadka iyo…

Barlamaanka Puntland oo diiday in dib loo horkeeno garsoorayaashii maxkamadda sare ee xasaanada ay udiideen

Khamiis, Luulyo, 7, 2022 (AX) - Barlamaanka Puntland ayaa maanta soo saaray go'aan ay ku diideen in mar kale la hor horkeeno garsoorayaashii maxkamadda sare ee waayay codka kalsoonida golaha wakiillada.Barlamaanku waxay sheegeen inuusan jirin qodob sharci ah oo bannaynaya in madaxweynuhu mar kale uu soo magacaabo, uuna golaha horkeeno, garsoorayaashii kalsoonida waayay.Barlamaanka Puntland waxay sheegeen in xubnihii waayey kalsoonida aysan wax shaqo ah qaban karin, waxayna madaxweynaha ugu baaqeen inuu soo magacaabo…

Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo cafis u fidiyay boqollaal maxbuus

Khamiis, Luulyo, 7, 2022 () - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay 546 maxbuus oo ah maxaabiista danbiyada fudud galay, munaasibada Ciidal-Odxada awegeed.Wareegto uu ku saxeexanyahay madaxweyne Biixi oo ay madaxtooyadu baahisay, ayaa lagu sheegay in munaasibada Ciidal-Odxada awgeed, lasii dayn doono maxaabiista danbiyada fudud lagu xukumay."Waxaan Go’aansaday in laga bilaabo taariikhda maanta aan cafis guud u fidiyo maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan,…

Wararkii ugu dambeeyay iscasilaada Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johanson

Khamiis, Luulyo, 7, 2022 () - Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in saacadaha soo socda uu is casili doono Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson.Raysal wasaare Boris Johnson ayaa galinka dambe ee Maanta ku dhawaaqi doona is casilaadiisa xilka Raysal wasaranimo ee dalka Britain, kadib markii ay ka kala tageen wasiiradiisa iyo xildhibaanada xisbigiisa Conservative-ka, kuwaasi oo sheegay inuusan u qalmin inuu Johanson wax sii maamulo.Ilaa sideed wasiir ayaa iska casilay xilalkoodii labadii saac ee ugu dambeysay, taasoo…

Banaanbaxayaal careysnaa oo gubay xarunta maamulka degmada Baled Xaawo

Khamiis, Luulyo, 7, 2022 () - Wararka ka imaanaya degmada Baled xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maanta halkaasi uu ka dhacay banaanbax xoogan oo ay sameyeen dad ka careysnaa dhalinyaro laga xirxiray.Dibadbaxayaasha careysnaa ayaa la sheegay iney ka kala yimaadeen xaafada ay ka kooban tahay magaaladaasi, kuwaas oo kasoo horjeeday dhalinyaro ciidamada Nabadsugida ay ka dhex qabteen gudaha magaaladaasi, kuwaas oo la sheegay inay jirdilo xoogan u geysteen ciidanka.Mudaaharaadayaasha ayaa bartamaha degmadaasi ku gubay…

Al-Shabaab funds A-Qaeda teams in Mozambique and Nigeria – chairman

ANKARA, Turkey - Al-Shabaab funds different militant teams throughout Africa, President Hassan Sheikh Mohamud has revealed, which might spark a coordinated crackdown on militants throughout the Horn of Africa nation, which is combating in opposition to the 'instability. The group, which has been named probably the most harmful terrorist organizations with hyperlinks to al-Qaeda, controls massive rural swathes of central and southern Somalia, and had vowed to overthrow the Israel-backed authorities. UN, which is…

Faced with extreme drought, Somalia requires assist from Turkey

ANKARA, Turkey — Somalia's president on Wednesday known as for Turkey's assist to fight the consequences of the extreme drought threatening the Horn of Africa. Hassan Sheikh Mohamud made the feedback throughout his first go to to Turkey since returning to energy after an election in May. The two international locations have solid shut ties over the previous decade. "The humanitarian situation caused by the drought was one of the issues we discussed during our meeting with (Turkish) President (Recep Tayyip) Erdogan,"…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More