Muqdisho (Axadle) – Sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo-wareedyo kala duwan, waxaa kulan qarsoodi ah Caasimadda Muqdisho ku yeeshay Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, kulankaas oo ay ku wehliyeen siyaasiin kale oo reer Hiiraan ah.
Wasiirkii hore ee waxbarashada Goodax ayaa 3-dii December 2020, wuxuu weerar culus oo qabyaaladeysan ku qaaday madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe, oo ku tilmaamay “nin aan u qalmin inuu madaxweyne noqdo, oo qabyaalad ay…