Rooble oo kulan deg deg ah la qaatay guddigii ka hor-yimid l…
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan deg deg ah la qaatay Guddiga uu dhawaan u magacaabay u ololeynta iyo xaqiinta qoondada haweenka ee 30% oo ka horyimid liiska xubnaha musharaxiinta Golaha Aqalka Sarre ee uu shalay shaaciyey Axmed Madoobe.
Kulanka oo u qabsoomay habka fogaan aragga ayaa waxaa looga hadlay saluugii guddoomiyaha guddigaas ay ka muujisay tirada haweenka ah ee ku…