Deprecated: Implicit conversion from float 79.9 to int loses precision in /home/axadlets/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php on line 85

Deprecated: Implicit conversion from float 79.9 to int loses precision in /home/axadlets/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php on line 87
 Abdiwahab Ahmed – Page 40 – Axadle | Stay Informed with Horn of Africa Headlines

DEG DEG: Musharaxiinta iyo madax goboleedyada oo

Muqdisho (Axadle) – Waxaa goordhoweyd Caasimadda Muqdisho ka furmay kulan xasaasi ah oo u dhaxeeya Midowga Musharaxiinta Mucaaridka iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka, oo ayagu isku maandhafsan habraacyada doorashada. Sida ay ogaatay Axadle, kulanka ayaa waxaa looga hadlaya habraacyadii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo diidmadii Midowga Musharaxiinta ay ku wajaheen, kadib markii ay soo ifbaxday in awooda u weyn ee doorashada…

Musharaxiinta iyo madax goboleedyada oo kulan

Muqdisho (Axadle) – Waxaa goordhoweyd Caasimadda Muqdisho ka furmay kulan xasaasi ah oo u dhaxeeya Midowga Musharaxiinta Mucaaridka iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka, oo ayagu isku maandhafsan habraacyada doorashada. Sida ay ogaatay Axadle, kulanka ayaa waxaa looga hadlaya habraacyadii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo diidmadii Midowga Musharaxiinta ay ku wajaheen, kadib markii ay soo ifbaxday in awooda u weyn ee doorashada…

Guuleed oo soo saaray war ka duwan midka

Muqdisho (Axadle) – Musharrax madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyay habraacyadii ku soo baxay war-murtiyeedkii shalay uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaran, xili ay diideen Golaha Midowga Musharaxiinta. Cabdikariim Guuleed oo kamid ah xubnaha midowga musharaxiinta ayaa sheegay in dalka uu xiligan u baahan yahay horu-socod, islamarkaana ay muhiim tahay in danta…

Dagaalyahanada Taalibaan oo hareereeyey

Kabul (Axadle) – Taalibaan ayaa maanta sheegtay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereeyen maleeshiyada muqaawamada ah ee ku sugan Dooxada Panjshir, balse ay doonayaan wada-hadal, intii ay dagaal la gali lahaayeen. Tan iyo markii Taalibaan ay la wareegtay gacan ku haynta Afghanistan, koox muqaawamo ah oo ka tirsanaa askarta dowladdii hore ayaa isku urursanayey Panjshir, oo waqooyi kaga beegan Kabul, halkaas oo ah meel caan ku ah Taalibaan diidka.…

Rooble iyo madax goboleedyada oo shir la leh

Muqdisho (Axadle) – Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay Caasimadda Muqdisho kulan ku yeeshan Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka iyo Guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo dowlad gobleed, kadib walaac laga muujiyey hanaankii doorasho ee uu shalay soo saaray Golaha. Sida ay ogaatay Axadle, kulankaan ayaa waxa uu ka qabsoomaya teendhada Afisyoone, waxaana si gaar ah diirada loogu saari doona tabashada guddiga…

Midowga Musharaxiinta oo diiday habraacii uu soo

Muqdisho (Axadle) – Golaha Midowga Musharixiinta ayaa war-murtiyeed kasoo saaray habraacyadii shalay kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka, kaasi oo ay si adag uga horyimaadeen. Golaha ayaa sheegay in habraacii kasoo baxay Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada uu yahay mid khilaafsan dastuurka dalka iyo heshiiskii 27-Maajo, islamarkaana si toos ah loogu gacan geliyay madaxda dowlad goboleedyada dalka, si lamid ah middii Aqalka Sare.…

Muxuu ka yriri Goodax xaaladda Magaladda Baladweyn

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaankauu muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa si adag kaga hadlay xaaladda kacsan ee ka taagan Beledweyne, kadib markii ay xalay la wareegeen ciidan hubeysan. Goodax Barre ayaa soo dhoweeyey ‘kacdoonka’ ka billowday Beledweyn ee looga soo horjeedo safarka madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe). Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu billowday Halganka iyo Geela loogu tala-galay ciidamada qabsaday magaalada ee ka soo horjeeda…

Muxuu yahay qorshaha saraakiisha la wareegtay

Beledweyne (Axadle) – Warar naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay xalay xarumaha maamulka la wareegeen ciidamo hubeysan. Ciidamadan oo u abaabulan hab beeleed, isla-markaana la magac baxay ciidamada bad-baadada Hiiraan ayaa waxaa hoggaaminayo Cabdullaahi Barre Cilmi oo ka tirsan guutada shanaad, qeybta 27-aad ee ciidamada Xoogga dalka…

Puntland oo digniin culus soo saartay – maxaa soo

Boosaaso (Axadle) – Maamulka Puntland ayaa soo saaray digniin ku aadan dabaylo xoogan & roobab laga cabsi qabo inay ku dhuftaan xeebaha Bari ee maamulkaasi. Warqad kasoo baxday maamulka gobolka Bari ayaa waxaa lagu sheegay in saacadaha soo socoda ay dabaylo & roobab ku wajahan yihiin bada sida ay sheegeyso saadaasha cimilada. Maamulka ayaa ugu baaqay bulshada ku dhaqan deegaanada ku dhow xeebaha in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah,…

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Cape Town (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay saacadihii la soo dhaafay kooxo burcad ah ganacsade Soomaaliyeed ugu geysteen gudaha dalka Koonfur Afrika, kaas oo lagu magacaabi jiray marxuum Isaaq Shiinow Cali. Dilka oo loo adeegsaday Mindi ayaa ka dhacay goob ganacsi oo uu marxuumka ku lahaa magaalada Queens Town ee gobolka Eastern Cape. Wararka ayaa sheegaya in saddex nin ay dukaankiisa ugu galeen marxuumka oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More