Isku-aadka Europa League Oo La Shaaciyey – Kooxahee Ayey
Isku aadka wareegga hormooyinka tartanka Europa League ayaa lagu dhawaaqay, kaas oo ka kooban 12 group oo min afar kooxood ah.
ooxda kubadda cagta Arsenal ayaa hoggaaminaysa Group B, waxaana ku wehelinaya Rapid Vienna, Molde iyo Dundalk, halka Tottenham oo ku jirta Group J, ay afka iska galeen Ludogorets iyo labada kooxood ee kale LASK iyo Royal Antwerp.
Kooxda awoodda badan ee Napoli oo sannadkan aan nasiib u yeelanin inay ka qayb-gasho Champions League ayaa tartanka Europa League ku maraysa imtixaan adag iyaga oo…