Inkaarta Dhaawacyada Real Madrid Oo Sii Socota, Xiddig Lagu
Daafaca midig ee kooxda Real Madrid ee Alvaro Odriozola ayuu soo gaadhay dhaawac qalbi jab ku ah kooxdiisa oo hore u shaacisay dhaawaca xiddigii ay Odriozola isku booska ahaayeen ee Dani Carvajal.Real Madrid ayaa shalay uun warbixin rasmi ah kasoo saartay dhaawaca Carvajal waxaana ay taageerayaasha kooxdeedu filanayeen in Odriozola uu booskiisa sii buuxin doono mudada uu ka maqnaanayo Carvajal garoomada oo laba bilood lagu sheegay.Sida ay haatan shaacisay Real Madrid, Alvaro qudhiisa ayaa ku biiray liiska xiddigaha dhaawacan…