Manchester United Oo Heshiis La Gaartey Mid Ka Mid Ah
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa heshiis la gaadhay dhiggeeda FC Porto oo ay si rasmi ah ugala soo wareegayso difaaca bidix ee reer Brazil ee Alex Telles.
Manchester United ayaa nasasho la’aan ku jirta maalinta ugu dambaysa suuqa iibka ciyaartoyda oo soo xidhmaya saqda dhexe ee caawa, waxaanay dedaal badan u samaynaysaa sidii ay ula soo saxeexan lahayd ciyaartooyo wax kusoo kordhiya, kana daboola meelaha dal-daloola ee ay ka liigayaan.
Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa in badan sugayay in kooxdiisu ay…