“Anigu Koox Sumaysan Ayaan La Wareegay” – Mikel Arteta Oo

Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa weerar ku qaaday macallinkii shaqada uga horreeyey ee Unai Emery, waxaanu tilmaamay inuu kala wareegay ‘jawi sumaysan’ oo ‘naxdin leh’ sidii ay gudaha kooxda koowaad ahay.Arteta ayaa beddelay Emery iyadoo muddo koobanna uu si ku-meelgaadh ah ugu dhexeeyey Ljungberg, laakiin waxa la xasuusan yahay in laacibka khadka dhexe ee Granit Xhaka laga xayuubiyey kabtannimada maalmihii ugu dambeeyey ee tababaraha reer Spain, isla markaana uu ku dhowaa inuu iskaga tago kooxda iyadoo ay…

Ian Wright Oo Saadaaliyey Ciyaarta Xanuunka Badan Ee Jurgen

Halyeyga Ian Wright ayaa usii sheegay jamaahiirta kooxda Liverpool inay isku diyaariyaan toddobaad xanuun badan oo ay guul-darro iyo bahdilaadi iskugu darsami doonto, taas oo aan muddo ka go’i doonin quluubtooda.Kooxda horyaalka difaacanaysa ee Liverpool ayay ka dhaawacan yihiin dersin kooxda koowaad ah, gaar ahaan khadka difaaca sida Virgil van Dijk, Joe Gomez, Fabinho, Andy Robertson iyo Trent Alexander-Arnold.Rhys Williams iyo Jordan Henderson ayaa la saadaalinayaa inay noqon doonaan difaaca dhexe ee ciyaarta Leicester…

Gonzalo Higuain Oo Magacaabay SADDEXDA Xiddig Ee Ugu Fiican

Weeraryahanka reer Argentina ee Gonzalo Higuain  ayaa magacaabay saddexda ciyaartoy ee ugu wanaagsan dunida waqtigan, waxaanu meeliska dhigay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo aanu kusoo darin liiskiisa.Gonzalo Higuain oo waqtigan u ciyaara kooxda Maraykanka ka dhisan ee Inter Miami ee uu iska leeyahay David Beckham oo uu ku biiray xagaagii, ayaa waxa uu ka mid yahay 13 ciyaartoy oo nasiibku siiyey inay ka garab ciyaaraan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi labadaba.Labadan ciyaartoy oo 11 sannadood iska bed-bedelayay…

“Haddii Aad Noo Timaaddo, Aniga iyo Mbappe Heshiisyada Waanu

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa meel iska dhigay xafiiltankii u dhexeeyey Sergio Ramos oo waqtigii uu joogay Barcelona ay garoomada dhexdooda ku halgami jireen.Neymar ayaa xidhiidh la sameeyey kabtanka Real Madrid, waxaanu ka dalbaday inuu ugu yimaaddo oo uu kula soo biiro kooxda reer France ee PSG, xilli uu Sergio Ramos heshiiskiisa Los Blancos ku egyahay dhamaadka xili ciyaareedkan, walina aanay isku afgaranin kooxdiisa inuu qandaraas cusub saxeexo.Laakiin wargeysyada El Chiringuito iyo Diario Sport ee kasoo baxa…

Xiddig Ka Tirsan Real Madrid Oo Kusii Jeeda Premier League,

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa inay bisha January iibiso laacibkeeda khadka dhexe ee Isco oo lala xidhiidhinayo kooxo ka dhisan waddanka Ingiriiska, halkaas oo looga gacan haadinayay tan iyo xagaagii.Los Blancos ayaa diyaar u ah inay ka takhalusto xiddigaha aan waxqabadka badan lahayn ee mushaharka oo kaliya u jooga kooxda, si ay iskaga fudaydiso culayska lacageed ee ay ku hayaan.Gareth Bale ayay hore Real Madrid amaah ugu siisay Tottenham oo ay ugu dartay Sergio Reguilon oo ay si rasmi ah uga…

“Haddii Uu Joogi Lahaa La Idinma Xasuuqeen” – Mesut Ozil Oo

Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal ee Mesut Ozil ayaa  ka falceliyey guul-darradii xanuunka badnayd ee Jarmalka xalay kasoo gaadhay Spain, kuwaas oo lagu xasuuqay 6-0 kulan ka tirsanaa tartanka UEFA Nations League.Ozil oo xulka qaranka Germany ka fadhiistay kaddib koobkii Adduunka ee 2018 oo canaan loogu jeediyey sidii uu u ciyaaray iyo muran kale oo ka horreeyey oo ka dhashay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Turkey, Racep Tayyib Erdogan oo ah dalka uu asal ahaanta kasoo jeedo, ayaa waxa uu farta ku fiiqay xiddigii ay tabayeen…

Joachim Low Oo Shaqadiisu Halis Ku Jirto, Kroos Oo Is Xajin

Xulka qaranka Germany ayaa bahdilaad 6-0 ah la kulmay xalay, waxaana si xun u xasuuqay Spain oo ka riixday booska kaalinta koowaad kaga soo baxaya Hormadooda League A4 ee  ka mid noqonaya afarta ugu dambaysa.Toni Kroos waxa uu guul-darradan ku tilmaamay mid ka mid ah kuwii ugu xumaa ee abid soo maray taariikhda waddankaas, laakiin tababare Joachim Low oo xalayba ay bilaabatay in shaqada laga caydhinayo, ayaa isaguna ku sifeeyey in xataa aanu garanayn wixii dhacay.Guul-darradan oo ah tii ugu xumayd muddo 89 sannadood ee…

Sergio Ramos Iyo Raphaed Varane Oo Dhaawacyo Ku Habsadeen Ku

Difaacyada dhexe ee Sergio Ramos iyo Raphael Varane ayaa dhaawacyo lagaga saaray kulamadii qaramada ee UEFA Nations League ee dalalkooda Spain iyo France ay ku karbaasheen Germany & Sweden.Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ciyaarta ka baxay qaybta hore oo aan dhamaanin kulankii ay ku xasuuqeen Jarmalka, waxaana uu dhulka fadhiistay iyadoo dhawr daqiiqadood ka hadhsan yihiin waqtiga uu garsooruhu afuufi lahaa siidhiga dhamaadka qaybta hore.Tababare Luis Enrique ayaa ku qasbanaaday inuu beddelo kabtankiisa oo is…

Real Madrid Oo Muddaysay Waqtiga Ay Kulmi Doonaan Florentino

Madaxweynaha Real Madrid iyo kabtanka kooxdaas ee Sergio Ramos ayaa kulan fool ka fool ah yeelan doona, si ay meel iskula dhigaan mustaqbalka laacibkan ka hor inta aan la gaadhin January 1.Curashada sannadka cusub ayaa waxay Sergio Ramos siinaysaa ogolaansho buuxa oo iyadoo aanu fasax weydiisanayn kooxdiisa, sababtuna waxay tahay in heshiiskiisa ay ka hadhsanaanayaan wax ka yar lix bilood oo uu sii raadsan karo naadigii uu sida xorta ah ugu wareegi lahaa.Laakiin Real Madrid ayaa ka dagaallamaysa inay lumiso kabtankeeda…

Grealish, Son, Salah Iyo Qiimaynta 20ka Xiddig Ee Ugu

20ka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sarreeya horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan ayaa lasoo saaray, waxaana kaalinta koowaad ka galay xiddig lama filaan ah oo ay naadiyo waaweyn ku dagaallamayaan sidii ay saxeexiisa ugu guuleysan lahaayeen.Xili ciyaareedkan ayay ruxeen kiisaska Korona Fayraska ee laga diiwaangelinayo garoomada, iyo dhaawacyada halista ah ee ciyaartoyda soo gaadhay, kuwaas oo madax xanuun ku noqday tababareyaasha oo qaarkood ay xulashadu ku yaraatay.Dhacdooyinka murugada leh ee kiisaska Korona iyo…