Gareth Southgate Oo Lagu Eedeeyey Inuu Si Qaldan U
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa lagu eedeeyey inuu si qaldan u adeegsanayo difaaca Liverpool ee Alexander-Arnold, taas oo aan ahayn wax la fiirsan karayo, sida uu sheegay halyeygii difaaca England iyo kooxaha Arsenal iyo Chelsea ee Ashley Cole.Alexander-Arnold ayaa 79 daqiiqadood u ciyaaray xulka England kulankii UEFA Nations League ee ay 2-1 kaga adkaayeen waddanka Belgium oo Axaddii ay isku haleeleen garoonka Wembley, kaas ay guusha ku hoggaamiyeen Marcus Rashford oo rikoodhe dhaliyey iyo Mason…