Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulamada Barcelona vs Ferencvaros,

Barcelona ayaa kulankeedii ugu horreeyey ee horyaalka Champions League ciyaaraysa kaddib bahdilaaddii ay Bayern Muncih 8-2 ugu xasuuqday xili ciyaareedkii hore, waxaana uu tababaraha cusub ee Ronald Koeman oo isagana ay u tahay kulankiisii ugu horreeyey ee Champions League ee uu kooxdan hoggaamiyo uu kusoo bilowday shax adag oo ka caawin karta inay libinta ku gaadhaan garoonkooda Camp Nou.Ronald Koeman ayaa ciyaarta kusoo bilaabay kabtan Lionel Messi oo ay garbihiisa taagan yihiin Coutinho iyo Trincao, waxaana afka hore ee…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka PSG vs Manchester United –

Manchester United ayaa ku sugan garoonka Parc des Prince oo ay isku haleelayaan PSG oo ciyaartoodii iskugu dambaysay ay kaga soo adkaatay 3-1.Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo xili ciyaareedkii 2018-19 tartanka Champions League ka reebay PSG oo garoonkeeda joogta ayaa waxa uu caawana kala hor tegayaa shax adag oo uu ku qanacsan yahay inay guusha ku gaadhi doonta ciyaartooda ugu horreeya.Labada kooxood oo ku wada jira Group-ka dhimashada ee H, ayaa waxa United ka maqan Harry Maguire, Edinson Cavani, Mason Greenwood, Eric…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Chelsea vs Sevilla – Lampard Oo

Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge kusoo dhoweynaysa kooxda kusoo guuleystay tartanka Europa League xili ciyaareedkii hore ee Sevilla, waxaana uu Lampard kala hor tegay xiddigihiisa ugu wanaagsan si uu libinta u hesho kooxdiisa kulanka ugu horreeya xili ciyaareedkan ee tartanka Champions League.Timo Werner oo laba gool u dhaliyey Chelsea ciyaartii ugu dambaysay ee kooxdiisa ee Sabtidii ay 3-3 ku kala  baxeen Southampton ayaa hoggaaminaya safka weerarka ee kooxda, waxaana garabkiisa taagan laacibka reer Maraykan ee…

Zinedine Zidane Oo Ku Dhawaaqay Xiddigaha Real Madrid Ee

Sergio Ramos ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Real Madrid ee habeen dambe ka hor tegi doona Shakhtar Donetsk oo ay isku haleelayaan kulanka horreeya ee xili ciyaareedkan tartanka Champions League.Kabtan Ramos ayaa ku maqnaan doona dhaawac kasoo gaadhay kulankii Cadiz ay 1-0 kaga adkaatay Sabtidii, taas oo uu baxay waqtigii nasashada, waxaana markii hore la filayay inuu awoodi doono inuu ciyaari doono kulanka Arbacada ay kooxdiisu ku qaabilayso naadiga reer Ukrain ee Shakhtar, hase yeeshee waxa uu awoodi kari waayey inuu…

50ka Difaac Ee Ugu Wanaagsan Dunida Waqtigan Oo La

Xiddiga dhaawaca kaga maqan Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa lumiyey booska koowaad ee difaacyahannada ugu wanaagsan dunida waqtigan, waxaana soo baxday qiimayntii ugu dambaysay ee waxqabadka laacibiinta khadka dambe ee goolka ilaaliya.Van Dijk oo toddobaadkan haysata hadal-haynta ugu badan kaddib dhaawac culus oo soo gaadhay ayaa in muddo ah soo haystay difaaca ugu fiican dunida, waxaanu hoggaaminayay qiimayn kasta, laakiin qiimayntan ugu dambaysay ayaa uu xataa ka maqan yahay tobanka laacib ee ugu wanaagsan.29 jirkan oo…

Maxay Ahayd Sababtii Uu La Naxay Bruno Fernandes Markii Uu

Bruno Fernandes ayaa qosol muunsooday markii uu tababare Ole Gunnar Solskjaer sida lama filaanka ah warbaahinta horteeda uga sheegay in kabtanka Manchester United ee kulanka PSG ee caawa uu yahay xiddiga reer Portugal ee Fernandes oo waqtigaas garabkiisa fadhiyey.Red Devils ayaa ku sugan magaalada Paris oo ay caawa kula soo ciyaari doonaan PSG kulan ka dhici doona Parc des Prince oo ciyaartii ugu dambaysay guul 3-1 ah kala soo laabteen, laakiin waxa  ciyaartan ka maqan shan laacib oo Manchester United ka tirsan.Harry Maguire…

Telefishanka beIN Sports Oo Shaaciyey Wariyeyaasha Tabin

Telefishanka beIN Sports ayaa shaaciyey wariyeyaasha ku qoran baahinta kulamada Champions League ee toddobaadkan, waxaana dhamaan diyaar ah tacliiqiyiinta ruug-caddaaga ah ee codkooda la xiiseeyo.Telefishanka beIN Sports ayaa si toos ah u baahin doona ciyaaraha Champions League ee Salaasada iyo Arbacada oo ay ballansan yihiin kooxo waaweyn.Manchester United oo ku sugan magaalada Paris ayay foodda is darayaan PSG, sidoo kale, Chelsea ayaa qaabilaysa Sevilla, halka Barcelona ay tijaabo fudud ku gelayso garoonkeeda oo ay…

Chelsea vs Sevilla – Blues Oo Qaabilaysa Khabiirradii Yurub,

Stamford Bridge ayaa martigelinaya kulanka xiisaha badan ee caawa ay Chelsea kusoo dhoweyn doonto kooxda haysata koobka Europa League ee Sevilla oo ay ku wada jiraan Hormada H ee tartanka Champions Leagueb.Labada kooxood ayaa fursad weyn u haysta inay kasoo gudbaan Groupkan oo ay kula jiraan labada naadi Krasnodar iyo Rennes, waxaana marka ay caawa caasimadda Ingiriiska ee London isku haleelaan Chelsea iyo Sevilla durba la ogaan doonaa natiijada iyo bandhigga kooxda u qalanta inay kaalinta koowaad kaga soo baxdo…

Martin Odegaard Oo Dhaawaciisu Ka Xun Yahay Intii La

Martin Odegaard oo toddobaadkii hore uu dhaawac kasoo gaadhay kulamadii caalamiga ahaa ayaa xaaladdiisu kasii xun tahay sidii hore loo moodayay, waxaana tijaabadii caafimaadka ee Jimcihii uu maray lagusii sheegay in baadhitaanno kale uu marayo Isniinta maanta.Sida ay sheegayaan wararka laga helayo waddanak Spain, Martin Odegaard ayaa dhaawac ka qaba muruqa lugta midig, waxaanu garoomada ka maqnaan doonaa muddo bil ah, waxaana sidaas lagu ogaaday baadhitaankii ugu dambeeyey ee Isniintii maanta.BETIS-REAL MADRIDLaacibkan oo…

10ka Xiddig Ee Ugu Wanaagsan Khadka Dhexe Waqtigan Oo La

Tobanka ciyaartoy ee ugu wanaagsan hal-abuurka iyo kubbad samaynta waqtigan dunida oo dhan ayaa la shaaciyey, waxaana hormood u ah xiddigo waaweyn oo kooxahooda u yeedhiya kubbadaha quruxda badan ee ay garoomada kusoo bandhigaan iyo guulaha ay gaadhaanba.Majaladda FouFourTwo ayaa qiimayn ay samaysay waxay ku ogaatay tobanka ciyaartoy ee xilligan ugu fiican kubbad abuurista ee weeraryahannada siiya kubbado goolal noqda ama ku dhowaada, waxaana kaalinta koowaad kusoo baxay ruug-caddaaga Bayern Munich ee Thomas Muller.Laacibkan…