Labada Shaxood Ee Adag Ee Mikel Arteta Uu Ku Ciyaarsiin Karo
Mikel Arteta ayaa isticmaali kara laba shaxood oo adag oo uu naadigiisa Arsenal ku ciyaarsiin karo kaddib markii Gunners ay maalintii ugu dambaysay suuqa iibka ciyaartoyda lasoo saxeexatay Thomas Partey oo ay kala soo wareegeen Atletico Madrid.27 jirkan reer Ghana ayay Arsenal bixisay lacagtii lagu burburin karayay heshiiskiisa Atletico, waxaana uu siinayaa Arteta kalsooni khadka dhexe ah iyo inuu ka warwar la’aado goolashii badnaa ee laga dhalinayay iyo dhexdii sida fudud lagu jabin karayay.Kooxda ka dhisan woqooyiga London…