Skip to content
Wednesday, October 14, 2026 2 Jumada al-Ula 1448 AH Fajr 04:32
Muqdisho 23°C
Breaking: Houthis Report Two Killed in Strike on Oil Company, Blame Saudi Arabia
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Sports English

Ciyaaryahannadii Ugu Xumaa Taariikhda Premier League Oo Lasoo

Follow
Newsroom published Updated 5 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio
Laacib

Wargeyska FouFourTwo ayaa soo saaray 50kii ciyaartoy ee ugu liitay taariikhda horyaalka Premier League ee kasoo muuqday kooxaha waaweyn ee Arsenal, Liverpool, Manchester United iyo kuwo kale, waxaana uu muran ka taagan yahay laacibka ku jira kaalinta 1aad.

Ciyaartoyga kaalinta koowaad ku jira ayaa noqday Dia oo u ciyaari jiray kooxda Southampton, isla markaana ay ilmo adeer ahaayeen George Weah.

Halkan kaga bogo 20ka ugu horreeya ee liiskan, iyadoo aanu dib idiinka soo gudbin doono ciyaartoyda kale:

20. Thomas Brolin (Leeds, Crystal Palace)

19. Ricky van Wolfswinkel (Norwich)

18. Albert Luque (Newcastle)

17. Jean-Alain Boumsong (Newcastle)

16. Marco Boogers (West Ham)

15. Antonio Nunez (Liverpool)

14. Claude Davis (Sheffield United, Derby)

13. Sean Dundee (Liverpool)

12. Eric Djemba-Djemba (Manchester United, Aston Villa)

11. Andrea Silenzi (Nottingham Forest)

10. Bosko Balaban (Aston Villa)

9. Igors Stepanovs (Arsenal)

8. Winston Bogarde (Chelsea)

7. Bebe (Manchester United)

6. Junior Lewis (Leicester)

5. Jozy Altidore (Hull, Sunderland)

4. Milton Nunez (Sunderland)

3. Massimo Taibi (Manchester United)

How do you rate this story?

0 votes