Skip to content
Sunday, September 20, 2026 7 Rabi al-Thani 1448 AH Fajr 04:39
Muqdisho 24°C
Breaking: Solar irrigation doubles production, cuts costs for farmers in Afgoye
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Sports English

RASMI: Liiska Xiddigaha Barcelona Uga Qayb Galaya Kulanka Ugu Dambeeya

Follow
Newsroom published Updated 5 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qayb galaya kooxdiisa kulankeeda ugu dambeeya xilli ciyaareedka ee ay booqanayso dhigeeda Eibar.

Liiskan xiddigaha ah ayay ka maqan yihiin labada ciyaaryahan ee ugu muhiimsan kooxdaas ee goolhaye Marc Andre Ter Stegen iyo kabtan Lionel Messi.

Ter Stegen ayaa ku maqan qaliin jilibka ah oo uu maray oo sidoo kale seejin doona tartanka Euro halka uu Messi nasiimo qaadan doono.

Liiska Oo Dhammaystiran

 

How do you rate this story?

0 votes