50ka Xiddig Ee Ugu Shacbiyadda Badan Isboortiga Oo Lasoo

Lionel Messi ayaa loo magacaabay kaalinta koowaad ee 50ka ciyaartoy ugu suuq-geynta wanaagsan dunida, waxaanu booska kala baxay Cristiano Ronaldo oo hore kaalintaas ugu jiray.

Liiska 50ka laacib ee SportsPro’s 2020 oo lasoo saaray ayaa waxa kaalinta saddexaad kaga jira xiddiga kubadda kolayga NBA-da ee LeBron James, halka Neymar uu lixaad cidhiidhsaday, laakiin feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Nurmagomedov ayaa si weyn usoo dallacay oo kaalinta toddobaad soo galay, iyadoo uu noqday feedhyahanka kaliya ee tobanka kaalmood ee ugu sarreeya kasoo muuqda.

Mohamed Salah iyo Paulo Dybala ayaa iyaguna ka mid noqday tobanka kaalmood ee ugu sarreeya oo kubadda cagtu ay shan ciyaaryahan ku yeelatay.

Cristiano Ronaldo oo hore u ahaa ciyaartoyga ugu suuq-geynta wanaagsan ee lacagaha ugu badan kasoo galaan xahyaysiiska ayaa waxa hadda booskaas kala wareegay Lionel Messi kaddib markii uu u wareegay Juventus oo laba sannadood oo uu joogay uu la qaaday horyaalka Serie A.

Halkan kaga bogo 50ka ciyaartoy ee ugu suuq-geynta wanaagsan dunida:

50. Russell Westbrook (Basketball)

49. Mikaela Shiffrin (Skiing)

48. Ashleigh Barty (Tennis)

47. Dorothea Wierer (Biathlon)

46. Katelyn Ohashi (Gymnastics)

45. Katrin Davidsdottir (Crossfit)

44. Giannis Antetokounmpo (Basketball)

43. Zion Williamson (Basketball)

42. Anthony Davis (Basketball)

41. Carissa Moore (Surfing)

40. Bethany Hamilton (Surfing)

38. Kelia Termini (Surfing)

37. Charles Leclerc (Motorsport)

36. Luka Doncic (Basketball)

35. Roger Federer (Tennis)

34. Son Heung-min (Soccer)

31. Anthony Joshua (Boxing)

30. Tom Brady (US Football)

29. Anna Gasser (Snowboarding)

28. Rafael Nadal (Tennis)

27. Sky Brown (Skateboarding)

26. Patrick Mahomes (US Football)

25. Megan Rapinoe (Soccer)

23. Virgil van Dijk (Soccer)

22. Dina Asher-Smith (Athletics)

21. Lewis Hamilton (Motorsport)

20. Robert Lewandowski (Soccer)

19. Paul Pogba (Soccer)

16. Erling Haaland (Soccer)

15. Kylian Mbappe (Soccer)

14. Simone Biles (Gymnastics)

13. Steph Curry (Basketball)

10. Paulo Dybala (Soccer)

9. Mohamed Salah (Soccer)

8. Rohit Sharma (Cricket)

7. Khabib Nurmagomedov (MMA)

5. Bianca Andreescu (Tennis)

3. LeBron James (Baskeball)

2. Cristiano Ronaldo (Soccer)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More