Skip to content
Tuesday, July 14, 2026 Mogadishu 29°C Breaking: AUSSOM’s End Does Not Mean the End of Somalia
Breaking News
Axadle | Stay Informed with Horn of Africa Headlines

My Axadle

Saved stories

Followed topics

Reader preferences

Language
Edition

Somalia English

Xildhibaanadda labada golle oo meelmariyay heshiiskii

Follow
Goorma-ayaa-Golaha-Shacabka-la-horgeynayaa-Maxamed-Xuseen-Rooble

Fadhiga golaha shacabka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa meelmariyay heshiiska Doorashada ee ay ku heshiiyeen madaxda Dowladda Faderaalka, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

252 Xildhibaan ayaa oggolaatay Sharciga doorashada 2020/2021, kaasi oo maanta la horgeeyay kulan wadajir ah oo ay yeesheen xildhibaanada BFS.

Waxaa diiday Labo Xildhibaan, waxaana ka aamusay hal Xildhibaan, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha Shacabka BFS, Maxamed Mursal Shiikh Cabduraxmaan.