Yearly Archives

2021

Libya’s pro-Haftar administration is handing over energy to

Libya's eastern administration on Tuesday officially handed over power to a new executive set to unite the war - torn country and steer it towards elections later this year. The Government of National Unity (GNU), elected through a UN-backed process, is the latest internationally supported bid to end a decade of chaos in the North African nation and unite rival administrations. Under the leadership of the caretaker Prime Minister Abdul Hamid Dbeibah, the GNU replaces both the Tripoli-based National Accord Government…

Gabar Moodal Ah Oo Kashiftay In Lacag Lagu Siiyay

Gabara moodal ah oo u dhalatay dalka Serbia laguna magacaabo Natlija Scekic ayaa kashiftay in qof aysan magacaabin uu lacag ku siiyay inau burburiso qoyska iyo sumcada xiddiga tenniska Novak Djokovic. Qorshaha wuxuu ahaa inay isku daydo inay ku ciyaarto sumcada xiddiga ugu fiican ciyaarta Tennis-ka ee ku jira kaalinta koowaad islamarkaana ay burburiso guurkiisa. Scekic ayaa u sheegtay majalada Svet&Scandal in nin aysan magacaabin uu u soo bandhigay 60 kun euro si ay u la saaxiibto Djokovic islamarkaana ay muuqaal…

6 sano ka dib maxaa keenay soo jeedinta Sucuudiga

Kooxda fallaagada ah ee Xuuthiyiinta Yemen, oo la dagaallameysay isbahaysiga milateriga ee Sucuudigu hoggaamiyo tan iyo bishii Maarso 2015, ayaa diiday hindisaha xabbad joojinta ee ay ku dhawaaqday Riyadh, iyagoo dalbanaya in gebi ahaanba xayiraadda laga qaado garoonka diyaaradaha Sanca iyo dekedda Hodeidah. Kooxda Iiraan la safan ayaa gacanta ku haysa qayb weyn oo ka mid ah woqooyiga Yemen, oo ay ku jiraan caasimadda Sanca iyo dekedda Hodeidah – oo la rumaysanyahay in ay nolol u tahay malaayiin reer Yemen ah oo ay…

Unseen What Happens To Your Body When You Eat Baked Oats

Baked oats are having a moment. Maybe you've been making them for years, or maybe you're a bandwagon fan in the wake of the viral TikTok rendition—aren't we all? Either way, the breakfast-food-turned-so-much-more is taking over kitchens across America. Mashed, cooked, and often combined with creative toppings, the dish makes for a tasty and relatively healthy treat. Whether you like to bake a huge tray of oats to enjoy throughout the week, or you're making single-serving baked oats for your breakfast in the morning, we…

Unknowingly We Just Discovered the Best Hack for Digestion

Constipation. Gas. Diarrhea. Heartburn and indigestion. These GI-tract issues are among the most common conditions among all Americans. According to the US Department of Health and Human Services, some 60-70 million of us suffer from one or more GI tract condition or disorder, making gastrointestinal issues some of the most common medical issues. While frequent and long-term GI symptoms can be signs of a more serious health issue like irritable bowel syndrome (IBS), Crohn's disease, or ulcerative colitis, the vast…

Is Here The One Thing You Should Be Eating for More

These days, fatigue is so common it has spawned a subset of conditions: chronic fatigue, crisis fatigue, vital exhaustion, and even Zoom fatigue, to name just a few. Whether the tiredness is a post-COVID symptom or just depletion from the day-to-day rigors of life, most of us could use a sustainable energy boost. In his new book, The Energy Paradox, Steven R. Gundry, M.D., a cardiothoracic surgeon and New York Times bestselling author, explains that the root cause of your personal energy crisis likely has to do with how…

The One Type of Bread That’s Wrecking Your Body,

Taking a trip to the bread aisle at the grocery store can be anxiety-inducing. With so many options to choose from, how is one to know what the best bread is to buy? Better yet, what bread would be better for your body to feel healthy and energized? While it may seem counterintuitive (especially in a time where low-carb diets are trending pretty heavily) eating bread can actually do a lot for your body's overall health! It's all about choosing the right kinds, which is especially prevalent in a recent study published by the…

Rikoodhka Xiddigaha Ugu Safashada Badan Kooxaha

Lionel Messi ayaa jabiyay rikoodhkii Xavi Hernandez isagoo noqday xiddiga ugu safashada badan taariikhda Barcelona isagoo ciyaaray kulankiisii 768aad. Waxay taasi ka dhigtay inuu rikoodhka safashada Barcelona kala wareego halyeeyga khadka dhexe Xavi Hernandes oo 767 kulan u saftay Barcelona. Laakiin Messi halkee ayuu soo galayaa xiddigaha kale ee heysta rikoodh-yada safashada ee kooxaha Yurub. Xiddiga reer Argentina wuxuu kaalinta afaraad ka soo galayaa rikoodhka xiddigaha ugu safashada badan kooxaha Yurub iyadoo ay…

Muxuu Philippe Coutinho Ka Doonay Dalka Qatar?

Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona Philippe Coutinho ayaa ku sugan Qatar halkaasoo uu tijaabo caafimaad oo la xiriirta dhaawaciisa jilibka ku sameynayo si u ogaado haddii uu garoomada ku soo noqon karo bisha danbe. Laacibka reer Brazil ayaa qaliin lagu sameeyay, waxaa la filayay inuu maqnaanayo muddo seddex bilood ah oo ku eg bilowga bisha April ee soo socota. Inkastoo waqtigaas loo qabtay hadana marka la eego waqtigii uu maqnaa iyo xaqiiqda ah inuu u baahan yahay tababar badan si uu u helo qaab ciyaareedkiisii hore, 28…

RASMI: Garoonka Ay Ka Dhaceyso Kulanka Real Madrid

Kulanka lugta hore ee wareega 8da Champions League waxay Real Madrid ku ciyaari doontaa garoonkeeda mana lagu dheeli doono garoon dhexdhexaad ah ka dib markii Spain ay go’aan ku gaartay inay qafiifiso xayiraadihii Korona Fayras ee ay dalkeeda ku rogtay. Spain ayaa xayitaad saartay duulimaadyada ka imaanaya Britian bishii December madaama nooc cusub oo Korona Fayras ah uu ka dilaacay Ingariiska taasoo saameyn ku yeelatay kulamadii Champions League iyo Europa League ee Chelsea iyo Manchester United. Sharcigii mamnuucayay…