Yearly Archives

2021

Golaha Badbaado Qaran oo ku dhawaaqay shir barbar

Golaha Badbaado Qaran oo ay ku midaysanyihiin madaxweyne-yaasha Puntland, Jubaland, Musharaxiinta iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi ayaa Talaadada maanta ah waxay magaaladda caasimada ah ee Muqdisho ay kaga dhawaaqeen shir barbar socda kulanka xerada Afisyooni uga socda madaxweyne Farmaajo iyo maamuladda xulufada la ah ee Galmudug, Kuufur Galbeed iyo Hirshabeelle Cabdi Xaashi Cabdullaahi, guddoomiyaha Golahan oo ka hadlay shir jara’id oo ay wadajir u qabteen, aya xusay in wadaxaajoodyada ay sii socon doonan maalmaha soo…

KABTA DAHABKA – Tartanka Kabta Dahabka Yurub Oo

Weeraryahanka reer Poland Robert Lewandowski ayaa dhaliyay seddex gool kale kulankii ay Bayern Munich kaga badisay Stuttgart taasoo ka dhigeysa wadarta goolashiisa horyaalka Bundesliga 35 gool xilli ciyaareedkan. Tiradaan ayaa ka dhigeysa in mid si raaxo leh u hogaaminayo gooldhalinta horyaalka Jarmalka halka uu sidoo kale 70 dhibcood ku hogaaminayo tartanka Kabta Dahabka Yurub ee Golden Shoe. Waxaa ku daba dhegan xiddigaha heystay kubada cagta sannadihii la soo dhaafay ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kuwaasoo…

Extreme water shortages in Somalia go away 70% off

MOGADISHU, Somalia - Water sources in Somalia are rapidly drying up when an impending drought intensifies, leaving 70 percent of families across the country without access to safe drinking water. Thousands of children are now dependent on emergency water transport and unprotected wells or are being forced to leave their homes in search of water, according to a new assessment from Save the Children. The assessment, which covered 632 households in eight regions of Somalia, shows reduced rainfall and severe water shortages…

Sassou-Nguesso re-elected president with 88.57% of

The outgoing president of the Congo-Brazzaville, Denis Sassou-Nguesso, was re-elected with 88.57% of the vote for a period of five years, according to the official preliminary results of the election commission announced by the interior minister. Interior Minister Raymond Mboulou read the results district by district live on public television on Tuesday afternoon. Two-hour statement on the results, which was an accumulation of triumphs for the outgoing president, to whom the figures in the election commission offer a…

Rio Ferdinand Oo Kashifay Farqiga Weyn Ee

Rio Ferdinand ayaa aaminsan in Frank Lampard uu dayacay xiddigihii waa weynaa ee Chelsea halka Thomas Tuchel uu dib u dhisay xiriirka ciyaartoyda khibrada leh taasoo keentay in Chelsea ay sarre u kac aad u weyn ah sameyso. Tuchel ayaa la shaqaaleysiiyay markii la ceyriyay Lampard bishii Janaayo isagoo aan weli laga badinin tan iyo markii uu yimid London, wuxuuna doonayaa inuu kooxda ku soo celiyo afarta kaalimood ee ugu sareysa xilli ciyaareedkan. Wuxuu u soo saaray semi-finalka FA Cup halka ay sidoo kale soo gaareen…

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala sixiixday

Guerrini Lorenzo, wasiirka difaaca Talyaaniga ayaa talaadada maanta ah magaaladda Muqdisho ku soo gaaray safar aan horay loo sii shaacin waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiiru dowlaha wasaaradda Difaaca Soomaaliya iyo taliyaha Milatariga Generaal Odowaa Yuusuf Raage. Kulan kooban oo ay gudaha garoonka diyaaraha ku qaateen Guerrini Lorenzo iyo Wasiiru Dowlaha wasaaradda Difaaca Soomaaliya Maxamed Cali Xaggaa ayay kula saxiixdeen heshiisyo lagu xoojiyo dhismaha ciidanka Xoogga dalka sida saraakiil…

RASMI: Da’ Yarka Ugu Fiican Dunida Oo La Caleemo

Weeraryahanka Barcelona Ansu Fati ayaa loo caleemo saaray inuu yahay da’ yarka ugu fiican dunida isagoo haatan ka soo kabsanaya dhaawac jilibka ah oo uu muddo dheer la maqnaa. 18 jirkaan oo rajeynaya inuu garoomada ku soo laabto xilli dhow ayaa maanta oo Talaado ah loo caleemo saaray da’yarka ugu fiican dunida. Ciyaaryahanadda da’da yar waxaa loo arkaa kuwa dhashay sannadkii 2002 iyo wixii ka danbeeyay. Da’ yarkaan ayaa abaalmarinta ka qaaday xiddiga khadka dhexe ee Rennes Eduardo Camavinga iyo xiddiga Borussia…

Xiddig Man United U Dheelay Champions League Oo

18kii bishii Maarso sannadkii 2003, Lee Roche ayaa la ciyaarsiiyay kulankiisii ugu horeysay ee Champions League isagoo ka horyimid kooxda reer Spain ee Deportivo La Coruna markaasoo Man United 2-0 looga badiyay. Sannado ka dib wuxuu isaga tagay gabi ahaanba shaqada kubada cagta isagoo isku bedelay nin guryaha dhisa islamarkaana u tababaran inuu sameeyo tubooyinka suuliyada ama musqulaha. Roche oo haatan 40 sanno jir ah ayay Man United si xor ah isaga fasaxday labo bilood ka dib markii uu u dheelay Champions League.…

This actuality star says she has misplaced weight by consuming

For many people, weight loss is synonymous with deprivation. But for a reality star, it was easier to lose a few extra pounds than expected - and the process included regular fast-food exercises. In a Q&A session posted on her Instagram Stories (via Us Weekly), Do not be patient Star Brielle Biermann revealed that she had disappeared by combining intermittent fasting and eating her favorite dishes - namely Chick-Fil-A sandwiches. "I'm going to EVERY DAY…

UN official requires swift motion to stop

KISMAYO, Somalia - The UN's top aid worker in Somalia has called for swift action to prevent a disaster in Somalia in the midst of an impending drought. Adam Abdelmoula, Deputy Special Representative for the Secretary-General and UN-Residential and Humanitarian Coordinator for Somalia, said about 3.4 million people are expected to be affected by the drought in the country. Extreme dry conditions and water scarcity are reported in 34 districts; the hardest hit areas are Somaliland, Northeastern State, Galmudug,…