Yearly Archives

2021

How To Lose Weight: 20 Behavior Thin Other people Reside By way of

Imagine a group of scientists in a food laboratory on a dark and stormy night and one of them says they've created the superfood that will end disease as we know it! All the other food scientists gather around. Such excitement! Soon, the food additive is being blended into everything, from cookies to fast-food burgers, as scientists are certain the superfood will help us all lose weight and live longer and healthier. Now, imagine that years later, we discover the superfood is, in fact, a monster food—an additive so toxic…

Khabiir u dhashay dalka Finland ayaa ku dhintey Soomaaliya

Khabiir ku takhasusay dhibaatooyinka rayidka ah oo reer Finland ayaa u dhintay cudurka loo yaqaan 'Covid-19' oo ku dhacay isaaga oo ku sugaan Soomaaliya, sida uu sheegay agaasimaha xarunta maaraynta dhibaatooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland oo aaska ka qeyb galay. Khabiirkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa ka soo shaqeeyay howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya waana markii ugu horeysay oo khabiir ku takhasusay qasaaraha shacabka uu ku dinto howlgalka sida ay sheegtay wasaarada arimaha dibada dalkaasi.…

Patrick Achi’s government was presented

In Abidjan, the authorities announced on Tuesday, April 6, the new government led by Prime Minister Patrick Achi. The new government group now has 37 ministers. Ivorians therefore know Patrick Achis nya team. And it has several new features: Kandia Camara is thus appointed to foreign affairs, replacing Ally Coulibaly. Another Prime Minister, the Minister of Defense Téné Birahima Ouattara, the President's brother, confirmed in this post, where he had acted for a month, shortly before Hamed Bakayoko's death. Third Prime…

Ondrej Kudela handed over a preliminary ban on a match for the Glen Kamara incident

Slavia Prague defender Ondrej Kudela has been given a temporary Europa League ban for a match by UEFA following Glen Kamara's accusation that he was racially abused by the Czech Republic's international.The incident in question occurred during the second stage of Rangers' Europa League clash with Slavia at Ibrox last month.With only a few minutes left in the hotly contested affair - where two Gers players had already received a red card - football suddenly took the back seat when Kudela covered her mouth to whisper something…

Miyey Juventus Ku Saxsan Tahay In Ay Shaqada Ka Caydhiso Andrea Pirlo?

Kooxda kubadda cagta Juventus yaaa la sheegayaa in ay ka fiirsanayso in ay shaqada ka caydhiso tababaraheeda Andrea Pirlo, kaddib markii ay kooxdaasi natiijooyin liita ka keentay horyaalka Serie A, isla markaana ay wareegga 16ka kaga  hadhay tartanka Champions League.Juventus ayaa ku jirta kaalinta afraad ee horyaalka Serie A iyadoo 12 dhibcood ka dambaysa Inter Milan oo hoggaanka haysa, taas oo muujinaysa in ay adag tahay in ay difaacato horyaalka ay sagaalkii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyey sida xidhiidhka ah ugu soo…

32 Diet C-Wealthy Meals to Flip Off Tension Hormones

Does stress have you pulling out your hair on a regular basis? There's another incentive to reduce your stress levels besides keeping your locks intact: you'll also reduce belly fat. When you're emotionally stressed, it means your body is producing higher levels of a hormone known as cortisol. According to Yale researchers, in this stressful state, cortisol will cause your body to store fat, and belly fat in particular. Besides reserving some me time to relax, another way to reduce stress and cortisol levels is simply…

Arsenal are ready to sell Alexandre Lacazette

Arsenal are ready to sell striker Alexandre Lacazette this summer, with the Frenchman due to enter the final year of his Gunners contract at the end of June.Manager Mikel Arteta said last month that Arsenal planned to discuss the player's contract with him sometime soon and would "see what happens" from there.Arsenal look to the future without Lacazette | Pool / Getty ImagesBut 90min understands that Arsenal are looking towards life beyond the 29-year-old Lacazette and will consider downloading his previous club record next…

Taliska NISA ee Gobolka Banaadir oo shaaciyey xogta Al-Shabaab ku dhintay qarax ay wadeen

Muqdisho (Axadle) – Taliska Hey’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya ee NISA qeybtiisa Gobalka Banaadir ayaa shaaciyey inuu helay xog ah in maalmihii lasoo dhaafay ay dhinteen seddax sarkaal oo labo ka mid ah ay Al-Shabaab u qaabilsaneed sameynta qaraxyada Miinooyinka ah ee kooxdu ka fuliso gobollada Banaadir iyo Shabeellada Hoose. Qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maxamuud Goobe Raage Jiisoow iyo Muuse Kooble oo Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyada Miinooyinka ah ee kooxdu ay ka fuliso…

Esme Morgan is added to the Lionesses squad against France and Canada

Manchester City defender Esme Morgan has been called up to England's squad for the international friendly against France and Canada in the next few days.Morgan will initially join the rest of the Lions at training camp in St George's Park and then travel to France with the group for the match in Caen on April 9.Esme Morgan has previously been called to a training camp in England Quality Sport Images / Getty ImagesEngland play the follow-up friendly against Canada at bet365 Stadium in Stoke, where Morgan is available for…

Steve McManaman Oo Saadaaliyey Afarta Kooxood Ee U Gudbaya

Halyeygii xulka qaranka England iyo kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ee Steve McManaman  ayaa saadaaliyey wareegga siddeedda ee tartanka Champions League, waxaanu lasoo baxay afarta kooxood ee u gudbi doona semi-finalka.Wareegga siddeeda Champions League ayaa la ciyaari doonaa usbuucan iyo toddobaadka dambe, iyadoo ay kooxuhuna iskugu dhaceen sidan: Real Madrid vs Liverpool, Manchester City vs Borussia Dortmund, Bayern Munich vs PSG iyo FC Porto vs Chelsea.Steve McManaman ayaa usoo ciyaaray laba ka mid ah kooxaha usoo…