Monthly Archives

October 2020

“Dhawr Maalmood Ayaan La Ooyayay Wixii Barcelona….” Luis

Luis Suarez ayaa markii ugu horreysay qirtay in maalmo dhan uu ku qaatay oohin kaddib wixii ka dhacay Barcelona xagaagan.Laacibkan oo Barcelon ay burburisay heshiiskiisii Camp Nou ayaa waxa uu u wareegay Atletico Madrid oo markiiba uu si fiican ula qabsaday, tiro goolal ahna uu u dhaliyey, laakiin bixitaankiisu ma ahayn mid uu isagu raalli ka ahaa, waxaase ku qasabtay kooxda.Suarez oo u warramay telefishanka AUF TV ayaa waxa uu ka sheekeeyey niyad-jabkii kasoo gaadhay go’aankii kooxda iyo sidii uu tababare Ronald Koeman uu…

Maxaa Ku Dhacay, Halkee Ayayse Ku Dambeeyeen 25kii Da’yar Ee

Laga soo bilaabo sannadkii 2010, Lionel Messi ayaa ahaa halbeegga lagu cabbiro ciyaartoyda soo baxaysa ee laga arko inay leeyihiin hibo ciyaareed, waxaana tobankaa sannadood ee lasoo dhaafay dunida soo maray 25 laacib oo da’yar cajiib ahaa oo lagu sifeeyey inay yihiin ‘xiddigaha xiga Lionel Messi’.Xiddiga Barcelona ayaa taariikh qurux badan uga tegaya kubadda cagta, waxaanu kusoo guuleystay lix Ballon d’Or iyadoo uu yahay laacibka ugu guulaha badan biladda xiddiga adduunka, taas oo ka dhigaysa mid looga tusaale qaato…

10 Issues To Assist You Lose Weight, Physician Says

Loopy restrictive weight loss program plans and detox cleanses by no means actually work, do they? Whereas the concept of fast weight reduction sounds tempting, there is not any analysis to indicate that individuals who take part in these restrictive diets expertise weight reduction long run—most individuals simply acquire the load proper again. There is no magic tablet, no shortcuts. True, long-term weight reduction comes from modifications in a single's way of…

Wasiir Caadle: Madaxweyne diiddan doorasho & kuxigeen kursi

Wasiir Arrimaha gudaha & dowladaha hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay warar uu ku sheegay been iyo wax aan raad lahayn oo lagu faafiyey baraha Bulshada, kuwaas oo ku saabsan hab-raaca doorashooyinka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. Caadle oo sheegay in uu dhammaaday muddo-xileedkii hay’adaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaaa carrabka ku adkeeyey in odayaasha dhaqanku yihiin salka iyo Asaaska dhismaha…

Labada Xul Ee Uu Lionel Messi U Ciyaari Karay Ee Aan Aheyn

Kabtanka Barcelona Lionel Messi ayaa u ciyaari karay wadamada Italy ama Spain bedelkii uu u ciyaari lahaa Argentina.33 jirkaan reer Argentina ayaa ku hogaamiyay xulkiisa finalkii Koobka Adduunka ee 2014 iyo finaladii Copa America ee 2015 iyo 2016.Laakiin Messi ayaa si weyn loogu dhaleeceeyay inuu xulkiisa ku hogaamin waayay koob weyn inkastoo uu ku guuleystay kubada dahabka ee Koobkii Adduunka ee 2014 iyo kubada dahabka ee Copa America 2015.Sida ay sheegtay shabada Goal, kabtanka Argentina ayaa u ciyaari karay xulka…

20 Doolar Ma Ku Daawan Laheyd Kulan Premier League? Kooxaha

Taageerayaasha kubada cagta ee dalka Ingariiska ayaa si weyn uga careysan go’aanka ay kooxaha Premier League ku gaareen in kulan walba lagu daawado lacag gaareysa 14.95 ginni oo u dhiganta 20 doolar.Halyeeyga Man United Gary Neville ayaa ku tilmaamay talaabada ay qaadeen kooxaha Premier League mid aad u xun halka taageerayaasha Ingariiska ay sheegeen inay tani la micno tahay in kubadii cagta ay dhimatay.Taageerayaasha ayaa lagu qasbi doonaa in lacag ku daawadaan kulamada aysan baahin doonin Sky Sports iyo BT Sport.Manchester…

Arsenal Oo Jeex-Jeexeysa Qandaraaska Mesut Ozil, Waqtiga Ay

Arsenal ayaa lagu waramayaa inay dib u bilaabeyso wadahadaladii ay kula jirto Mesut Ozil si ay u jeex-jeexaan qandaraaskiisa oo uu isbuucii ku qaato 350 kun ginni.Wargeyska Daily Mail ayaa qoraya in Arsenal ay mar kale wadahadal la geli doonto xiddiga khadka dhexe ee laga masaafuriyay shaxda kooxda si ay mushaharkiisa isaga meeleeyaan bisha Janaayo.Waxaa la fahamsan yahay in Gunners ay xiriir la sameysay Ozil labadii isbuucii ee ugu danbeysay si ay heshiis uga gaaraan sagaalka bilood ee ka harsan qandaraaskiisa.Laakiin…