Somalia
Labo qof oo la soo badbaadiyay kadib markii dhismo ku dumay Nairobi iyo shan kale oo weli la la’yahay
Laba qof ayaa si nabad ah looga soo saaray burburka dhisme ku dumay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi maalintii Jimcaha, iyadoo weli ay socoto baadi-goobka shan qof oo kale oo la la’yahay.…