Somalia
Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo iskaashiga baarlamaannada
Djibouti City (AX) – Dawladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa magaalada Djibouti City ku kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta labada baarlamaan, kaas oo diiradda saaraya horumarinta xeer-dejinta, tayeynta hay’adaha sharci-dejinta…