Browsing Tag

nabadoono

Puntland oo raadinaysa nabadoono iy cuqaal ka horyimid go’aanka madaxweyne Deni uu xiriirka ugu jaray DFS

 Khamiis, April, 25, 2024 (AX) - Hay'adaha amniga ee maamulka Puntland ayaa raadinaya nabadoono iyo cuqaal ku sugan magalada Boosaaso, kuwaas oo maalmo ka hor saxaafadda ka sheegay in ay kasoo horjeedaan go’aanka ay Puntland ku sheegtay in u dhaqmayso sida dowlad madax bannaan. Dadka la raadinayo  waxaa kamid ah, afhayeenka nabadoonada gobolka Bari, Nabadoon Cabdiqaadir Yuusuf Xarago oo kamid ah dadka kasoo horjeeda siyaasadda madaxweyne Deni ee dowladda federaalka.Nabadoon Xarago ayaa dhawaan sheegay in aysan aqbalayn, in…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More