Browsing Tag

maanta

Taliyayaasha u sarreeya Askarta Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga

Khamiis, September, 5, 2024 (AX) - Taliyaha guud ee Askarta Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xigeenkiisa Janaraal Abebaw Taddese ayaa maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida. Taliyayaashan ayaa waxaa Garoonka Jigjiga kusoo dhaweeyay Hogamiyayaasha u sareeysa Dowlad Degaanka Soomaalida oo uu kamid yahay Hogaamiye Mustafe Cagjar, Hoggaanka Nabadgalyada Dayib Axmednuur iyo Masuuliyiin kale oo kamid ah xukuumadda Degaanka Soomaalida. Sida lagu sheegay Warbaahinta Ciidamada…

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay askari horay dil u geystay

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Waxaa maanta fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud xukun dil toogasho ah lagula fuliyay askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Askarigaan xukunka dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Kaafi Cabdi, kaasoo maalmo kooban ka hor ka hor qirtay Maxkamadda gobolka Galgaduud inu si bareer ah uu u dilay marxuum lagu magacaabi jiray Duraan Jaamac Maxamed. Toogashada Maxamed Kaafi ayaa kusoo aadeysa, kadib markii uu Maxkamadda gobolka…

Sanad kahor maanta oo kale qaraxii Ex-Control

28-kii Diseembar 2019, qarax aad u xooggan ayaa ku dhowaad 100 qof ku dilay Ex-Control Afgooye Maanta oo kale, 28 December 2019, gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof ayna ku dhaawacmeen 150 kale. Afgooye xilligaas mashquul buu ahaa. Dadka dhintay waxaa ku jiray arday saarnaa bas ay leedahay Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxaana tirada ardayda lagu…

Kulamadii ka dhacay magaalada Garowe & wufuudda maanta lafilayay

Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta lagu qabtay munaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Xildhibaanno, Senatoro, Musharraxiin iyo shaqsiyaad kale ayaa shalay, xalay fiidkii kulammo gaar gaar ah la qaatay hogaamiyayaasha Puntland iyo kuwa kale. Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada ay soo gaaraan wufuud kala duwan oo uu kamid yahay raiisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi…

Qoor Qoor iyo Deni ayaa maanta markale kulmay si xal loo helo

Madaxweynayaasha Puntland Saciid C / llaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay ku kulmay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo uu shalay gaaray madaxweynaha Puntland. Intii kulanku socday waxay labada dhinac ka wada hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan muranka ka taagan hanaanka doorashada, waxayna labada Hogaamiye si qoto dheer uga wada hadleen sidii xal loogu heli lahaa khilaafka. Sida ay sheegayaan wararka kulanka xalay ayaa ahaa mid hordhac ah,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More