Browsing Tag

Faysal

Faysal Cali Waraabe: Waxa lagu tashaday in laynaga soo weeraro Jabuuti iyo Laascaanood

 Sabti,  Juun, 29, 2024 (AX) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Jabuuti iyo dowlada Soomaaliya ay maleegayaan qorshe lagu waxyeelaynayo Gobaladda Waqooyi.Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lagu tashaday in markale la daadiyo dhiiga shacabka Gobaladda Waqooyi, isla markaana la burburiyo nabadooda."Waxa lagu tashaday in dalkeena laga soo weeraro dhinaca Jabuuti iyo dhinaca Laascaanood, sidii 1988 kii ayaa maanta markale dhiigeena la xalaashaday, waxa lagu tashaday in Gobaladda…

Faysal Cali Waraabe: Taageerayaasha Xisbiga Waddani ma xidhi karaan madaarka

 Jimco,  Juun, 21, 2024 (AX) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Gobaladda Waqooyi ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray xadhiga Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan xisbiga Waddani.Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay qalalaasihii shalay ka dhacay madaarka Cigaal ee Hargaysa ayaa sheegay in uu ka danbeeyay xisbiga Waddani oo si qabyaaladaysan u olollaynaya."Caruurteenii ayaa la xumaynayaa, oo inta lacag la siiyo qabiil lagu talaalayaa, waxa waxa ka shaqaynaya waxa weeyi siyaasiyiin qaar isku sheegaya iyo qaar cumaamado sita…

Faysal Ali Warabe Cautions North Western of Somalia Authorities on Potential Election Chaos

Warabe sounded the alarm about a fresh gadget being proposed for the elections, suggesting it might cause delays. He shot a stern caution to President Muse Bihi Abdi, stressing the need to sidestep any snags. "On November 13, if the election takes place on December 13, that seat will be empty, and we shall conduct the second Borama meeting. You either proceed with an election or face the people's ballot," Warabe declared. He slammed the rollout of new voting gear, as stated by Minister Buuni, alleging the Electoral…

Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Gobaladda Waqooyi

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (AX) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Gobaladda Waqooyi iyo koomiishanka doorashooyinka uga digay waxkasta oo doorashooyinka hargardaamayn kara.Guddoomiyaha oo ka hadlay qalab cusub oo dhawaan la sheegay in ay suuragaltahay in lagu galo doorashooyinka, ayaa sheegay in qalabkaasi uu doorashada dib u dhigi karo, isaga oo digniin u diray madaxwaynaha."13 November haday doorasho qabsoomiwaydo 13 December kursigaasi wuu banaanaanayaa oo shirkii Boorama 2 ayaanu qabanaynaa,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More