Gudiga Muranka Dhaliyay Oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada
Guddiga doorashada heer federaal ee muranku ka taagan yahay ayaa shaaciyey jadwalka doorashada Soomaaliya ee 2020-21, gaar ahaan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Jadwalka, oo aan weli wax heshiis ah gaarin, ayaa bayaan ay soo saareen 26-kii Diseembar ku sheegay in hogaamiyayaasha dalka ay u qabteen muddo lix maalmood ah inay ku soo bandhigaan liiska musharixiinta oo ku eg 29-ka December.
Hoos ka akhriso jadwalka oo dhameystiran Golaha Qaranka…