Browsing Tag

dadka

Waqooyi Bari oo ku amartay dadka Itoobiyaanka ah ee Garowe ku sugan inay si degdeg uga baxaan

 Axad, Juun, 16, 2024 (AX) - Duqa degmada Garowe, Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddi ayaa ku amray dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan Garowe inay si degdeg ah uga baxaan, haddii kale in tallaabo laga qaadayo.Geeddi wuxuu sheegay, in la joogo waqtigii magaalada Garowe laga saari lahaa Itoobiyaanka sharci darrada ku jooga, isagoo ku hanjabay ciddii aan amarka qaadan in iyagoo xirxiran la saaridoono.“Waxaan rabaa inaan baaq u diro dadka Itoobiyaanka ah ee magaalada ku jooga sharci darrada. In badan waxaan ku dadaalnay in…

Hogaamiyaha Soomaaliya oo fariin xasaasi ah u diray dadka baraha bulshada ku dhex faafiya wararka been abuurka ah

 Axad, Juun, 16, 2024 (AX) - Hogaamiye Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay munaasabada maalinta Ciida Carafo ayaa fariin muhiim ah u diray dadka baraha bulshada ku dhex faafiya wararka been abuurka iyo aflagaadada.Hogaamiyaha ayaa sheegay in dadkaasi ujeedooyinka ugu waa weyn ee beenta iyo aflagaadada ugu dhex faafinayaan baraha Internetka iney tahay sidii ay dhaqaale uga heli lahayeen, wuxuuna xusay Hogaamiyaha inuu dadkaas ugu duceynayo in ilaahey meel kale ka siiyo irsaaqad xalaal ah .“Beenta kuwa sheega ee dadka…

Dadka eheladooda ku aasan yihiin qabuuraha Iskuul Buluusiya oo cabasho ka ah lacago la weydi

Talaado, Juun, 11, 2024 (AX) - Waxaa maanta afaafka hore ee qabuuraha Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho buux dhaafiyay dad weyne aad u badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo baadi goobayay meydadka dad ka mid ahaa eheladooda oo sanado ka hor ay ku aaseen qabuurahaas.Talaabada dadkaan ku buux dhaafiyen afaafka hore ee qabuuraha Iskuul Buluusiya ayaa timid, kadib markii Shalay galinkii dambe masuuliyiin ka tirsan dowladda Fedaraalka ay shaaciyeen in dowladda u baahan tahay dhulka qabuuraha,…

Taliska Booliiska Banaadir oo ka hadlay sababta loo xirxirayo dadka sameeya anshax xumada iyo kicinta dadweynaha

 Khamiis, May, 30, 2024 (AX) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa todobaadkii labaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah dadka baraha bulshada ka dhex sameeya anshax xumada iyo kicinta dadweynaha ka wada gudaha iyo daafaha magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska qeybta guud ee ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu faahfaahiyay sababta ciidanka Booliiska ay u soo xirxirayaan oo loola dagaalamayo dhalinyarada ku howlan anshax xumada iyo arrimaha qabiilka iney tahay qeyb ka mid…

Catriona Laing: Waxaan safiir u noqon doonaa Soomaaliya, si aan uga sheekeeyo wanaagga dadka Soomaaliyeed

Arbaco, May, 22, 2024 (AX) - Ergaygii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa aad ugu mahad celisay shacabka Soomaaliyeed oo ay ku tilmaamtay dad wanaagsan oo si fiican ula shaqeeyay muddadii sanadka ahayd ee ay hormuudka u ahayd xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.Catriona Laing ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay in ay Soomaaliya mar labaad ka shaqeyso, iyadoo tilmaamtay markii iigu horreysay oo ay Soomaaliya timaado in ay ahayd sanadihii 1993-1994, xilligaas oo ay kamid ahayd hawlgalkii QM ee asalka…

Xukumadda Soomaaliya oo digniin u dirtay dadka ku nool meelaha uu maro webiga Shabeelle

 Isniin, April, 6, 2024 (AX) - Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa waxay soo saartay digniin dhinaca saadaasha hawada ah oo ku socota dadka ku nool degaanada ku dhow dhulka webiga Shabeelle.Wasaaradda deegaanka ayaa sheegtay in webiga Shabeelle, dhanka magaalada Beledweyne uu cabirka wabiga kor u kacay una dhowaaday heerka uu ku fatahi karo webiga.Waxay ugu baaqday shacabka in ay ka dheeradaan goobaha biyo mareenada sida webiyada iyo dooxyada.Dhowr meelood oo Soomaaliya ka…

Dowlada maka go’an tahay qancinta dadka?

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay 25-ka Nofeembar, 2020 inuu la fariisan doono musharixiinta ka cabanaya guddiga doorashada 20/21. Rooble wuxuu sheegay in dowladiisa ay saaran tahay masuuliyad culus, sidaa darteedna uu diyaar u yahay inuu raadsado qof kasta oo cabasho qaba si uu u fahmo guddiga & waxa ay uga dhigan tahay dhismaha dowladda cusub afarta sano ee soo socota. Waa masuuliyad weyn in la eryo, waxaa jira qaar walaalahay ah oo aan si…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More