Banadir
Hirshabelle oo dadka hubeysan ka mamnuucday garoonka diyaaradaha Beledweyne kadib isku dhacyo dhimasho sababay
BELEDWEYNE — Maamulka Hirshabelle ayaa gabi ahaanba mamnuucay in hub lala galo garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kaddib iska hor…