Browsing Tag

cafiyay

Soomaaliya oo maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka

Jimco, May, 31, 2024 (AX) - Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka (UPU) kadib wadahadalo ku dhexmaray magaalada Berne ee dalka Switzerland Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Macalin Cali Soomaali iyo Agaasimaha guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mr. Masahiko Metoki.Ujeedka safarka wasiirka ee magaalada Berne ayaa la xariiray sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deynta Ururka UPU oo aheyd ku dhawaad 2 milyan oo doolarka Mareykanka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More