Browsing Tag

Adduunka

Abiy Ahmed: Hal saac ayaa lagu dhamayn karaa Khilaafka Ethiopia iyo Soomaaliya. looma baahna in ay Soomaaliya ku wareegto adduunka

 Khamiis, Luulyo, 4, 2024 (AX) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa sheegay in aan loo baahneyn in  Soomaaliya ay ku wareegto dalalka deriska iyo kuwa kale, iyadoo ka dacwoonaysa faragalin ay Ethiopia ku hayso midnimada Soomaaliya. Abiy Ahmed oo maanta la hadlayay baarlamaanka dalkiisa, ayaa  wuxuu sheegay, in hal saac lagu dhameyn karo khilaafka Soomaaliya iyo Ethiopia."Aad ayay u sahlan tahay sababtoo ah wax dagaal ah oo aan la galnay dowladda Soomaaliya ma jirto, Laakiin taa beddelkeeda, dowladda…

Soomaaliya oo maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka

Jimco, May, 31, 2024 (AX) - Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka (UPU) kadib wadahadalo ku dhexmaray magaalada Berne ee dalka Switzerland Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Macalin Cali Soomaali iyo Agaasimaha guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mr. Masahiko Metoki.Ujeedka safarka wasiirka ee magaalada Berne ayaa la xariiray sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deynta Ururka UPU oo aheyd ku dhawaad 2 milyan oo doolarka Mareykanka…

Madaxweyne Xasan Sheikh oo magaalada Nayroobi uga qeyb galaya shirka madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Adduunka

Isniin, April, 29, 2024 (AX) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka oo la qaban doono 29-ka Abriil, 2024. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay'adda Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee hoostagta Bangiga Adduunka, ayaa diiradda saari doona horumarinta iyo maalgashiga qaaradda Afrika, iyo sidii loo xoojin lahaa iyada oo loo marayo mashaariic horumarineed oo waaweyn. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More